Arsenal nrws media

Arsenal nrws media Walal hadad naso bookhatay hanaga ilawin inad naso fallow garayso. Waadmahadsan tihiin dhamantiinba

๐ŸšจRasmi: Ben White ayaa loo doortay xidigi ugu fiicnaa kulanka caawa. Haye porto mxad dareemaysan k*kBenny Blanco ๐Ÿ‘๐Ÿ”ดโšช๏ธ
09/03/2024

๐ŸšจRasmi: Ben White ayaa loo doortay xidigi ugu fiicnaa kulanka caawa.
Haye porto mxad dareemaysan k*k
Benny Blanco ๐Ÿ‘๐Ÿ”ดโšช๏ธ

Hambalyo hambalyo dhaman arsenal fans.Kooxda ayaa si kumeel gaadh ah hogaanka ugusii qabatay horyaalka premier league.Lo...
09/03/2024

Hambalyo hambalyo dhaman arsenal fans.

Kooxda ayaa si kumeel gaadh ah hogaanka ugusii qabatay horyaalka premier league.

Love sar hada tageero dhaba tahy

Hadii aad tahay taageere dhab ah oo Arsenal ah sawirkan love hala dhaafin. โค๏ธKing Kai nacab jabiye.
09/03/2024

Hadii aad tahay taageere dhab ah oo Arsenal ah sawirkan love hala dhaafin. โค๏ธ

King Kai nacab jabiye.

Kai Havertz wuxuu leeyahay dabeecadaha Brentfordsismo ma arki karo kooxdaas, Cholosismo iyo iyo kibirka Prime 2003 Josรฉ ...
09/03/2024

Kai Havertz wuxuu leeyahay dabeecadaha Brentfordsismo ma arki karo kooxdaas, Cholosismo iyo iyo kibirka Prime 2003 Josรฉ Mourinhimmo.

Waa lama huraan isaga: orodkiisa kanaalada, ku guuleysiga madaxyada, ku guuleysiga duels, first touch-kiisa, siridda garsooraha. Waa ciyaaryahan ka fujin kara markaad u baahantahay guul.

Waa dahab qurux badan oo ka ciyaari kara boosas badan.

Koox dahabi ah sida Arsenal waa mid ka dhex muuqan kara. Jismigiisa awooda badan, goolasha madaxyada, kubadaha soo gala sanduuqa, kubadaha ku taabashada. Marka aad u baahato inaad wax ka badasho ciyaarta, waxaad u jeedsanaysaa dhinaca Mr. Final, ama sida ay kalgacalnimada ku dheehan tahay uga waceen waqtigiisii โ€‹โ€‹Chelsea, Run In Marchvertz.

In the building
09/03/2024

In the building

๐Ÿ”ด๐— ๐—”๐—ง๐—–๐—›๐——๐—”๐—ฌโšช๏ธArsenal ๐Ÿ†š๏ธ Brentford๐Ÿ† Tartanka: Premier League๐ŸŸ Garoonka: Emiratesโฐ Wakhtiga: 8:30 pm (geeska Africa)๐Ÿ‘ค Garsoo...
09/03/2024

๐Ÿ”ด๐— ๐—”๐—ง๐—–๐—›๐——๐—”๐—ฌโšช๏ธ

Arsenal ๐Ÿ†š๏ธ Brentford
๐Ÿ† Tartanka: Premier League
๐ŸŸ Garoonka: Emirates
โฐ Wakhtiga: 8:30 pm (geeska Africa)
๐Ÿ‘ค Garsooraha: Robert Jones

Arsenal ayaa doonaysa inay badiso 8 kulan oo xiriir ah oo horyaalka Premier League sanadka 2024.

Nala wadaag sadaashada kulanka caawa ๐Ÿ‘‡

๐ŸŸก๐— ๐—”๐—ง๐—–๐—›๐——๐—”๐—ฌ๐Ÿ”ตSheffield United ๐Ÿ†š๏ธ Arsenal๐Ÿ† Tartanka: Premier League๐ŸŸ Garoonka: Bramall Lane, Sheffieldโฐ Wakhtiga: 23:00 pm (...
04/03/2024

๐ŸŸก๐— ๐—”๐—ง๐—–๐—›๐——๐—”๐—ฌ๐Ÿ”ต

Sheffield United ๐Ÿ†š๏ธ Arsenal
๐Ÿ† Tartanka: Premier League
๐ŸŸ Garoonka: Bramall Lane, Sheffield
โฐ Wakhtiga: 23:00 pm (geeska Africa)
๐Ÿ‘ค Garsooraha: Samuel Barrot

Arsenal ayaa doonaysa inay badiso 7 kulan oo xiriir ah oo horyaalka ah sanadka 2024.

Nala wadaag sadaashada kulanka caawa ๐Ÿ‘‡

Thomas waa diyaar caawa
04/03/2024

Thomas waa diyaar caawa

๐Ÿšจ Breaking: Paul Tierney ma dhex dhexaadin doono kulan Premier League ah isbuuca soo socda, wuxuuna taa badalkeeda farii...
04/03/2024

๐Ÿšจ Breaking: Paul Tierney ma dhex dhexaadin doono kulan Premier League ah isbuuca soo socda, wuxuuna taa badalkeeda fariisan doonaa VAR kulanka Arsenal vs Brentford. kadib qaladkii uu sameeyay kulankii Nottingham Forest vs Liverpool horaantii isbuucaan.

"Si aan u ciqaabno Tierney, aan fariisino VAR kulanka Arsenal" what a punishment.

RAG iska celis iyo taageeranimo meel idinkoo iska dhigayo seddexdan mid kusoo bilow ciyaarta'midna keydka geli kan kale ...
04/03/2024

RAG iska celis iyo taageeranimo meel idinkoo iska dhigayo seddexdan mid kusoo bilow ciyaarta'midna keydka geli kan kale gabi ahaanba dheh tarbuunka fuul Zero aa tahaye

Rasmi: Mikel arteta ayaa u sharaxan macalinka bisha FebruaryBoss arteta
29/02/2024

Rasmi: Mikel arteta ayaa u sharaxan macalinka bisha February

Boss arteta

Ben White:โ€œU ciyaarida Arsenal waa hankayga ugu sareya.Ma doonayo inaan meel kale joogo." [sky Sports]Benny Blanco ๐Ÿ”ดโšช๏ธโค๏ธ
29/02/2024

Ben White:

โ€œU ciyaarida Arsenal waa hankayga ugu sareya.

Ma doonayo inaan meel kale joogo." [sky Sports]

Benny Blanco ๐Ÿ”ดโšช๏ธโค๏ธ

Address

University Of Hargeisa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arsenal nrws media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share