Isha Ciyaaraha

Isha Ciyaaraha Waxa aad u gu timaadaa warar sugan oo ku saabsan ciyaaraha kubadda cagta.

Wax ka baro ciyaartoyda horyaalka Ingiriiska; cida u gu goolasha badan, ugu safashada badan, ugu caawinta badan iyo gool...
09/01/2024

Wax ka baro ciyaartoyda horyaalka Ingiriiska; cida u gu goolasha badan, ugu safashada badan, ugu caawinta badan iyo goolhayayasha shabaqa ilaashinta u gu badan.

Jim Ratcliff maalqabeenkan reer Ingiriis ayaa iibsaday 25% naadiga manchester united. Waxa uu ku maalgalindoonaa 1.3 bn ...
26/12/2023

Jim Ratcliff maalqabeenkan reer Ingiriis ayaa iibsaday 25% naadiga manchester united. Waxa uu ku maalgalindoonaa 1.3 bn dollar qalabka, iibka ciyaartoyda iyo tobabarayaasha. Jim, waxa uu gaar u maamulidoonaa dhammaan hawlgalada kubadeed ee kooxda isaga oo masuuliyadaa qaadandoona. Taageerayashaaya kooxdan waa u neef ka soo bax mar haddii uu ninka soo galay mulkiilayaasha kooxda. Waxase su'aal ah kooxdu ma ku soo celindoonaa qaabkeedii iyo sumcadii ay ku lahayd masraxa ciyaaraha? Waa la eegidoonaa sanadkan 2024 ka.

Manchester United caawa Liverpool bas ayey u dhigeen. Maxaad ka filaysay ciyaartan in ay ku dhamaanayso markii h**e?
17/12/2023

Manchester United caawa Liverpool bas ayey u dhigeen. Maxaad ka filaysay ciyaartan in ay ku dhamaanayso markii h**e?

Manchester United waxa ay halka u hoosaysa ka gashay group-jeeda iyada oo urursatay 4 dhibcood oo kali ah sidaana kaga h...
12/12/2023

Manchester United waxa ay halka u hoosaysa ka gashay group-jeeda iyada oo urursatay 4 dhibcood oo kali ah sidaana kaga hadhay horyaalka Yurub.

Cuqubadii Giridhi miyaa ku dhacday kooxdan.

Manchester City guul ayey gaadhay.
10/12/2023

Manchester City guul ayey gaadhay.

Arsenal hoggaankii waa lagala wareegay. Aston villa na waxa ay fadhidaa kaalinta 3aad. Caawa waa la dubtay Arsenal wax a...
09/12/2023

Arsenal hoggaankii waa lagala wareegay. Aston villa na waxa ay fadhidaa kaalinta 3aad. Caawa waa la dubtay Arsenal wax ay gooraha dambe badbaadaba. Arsenal sidaa horyaalka hoggaamintiisu ma kaga wareegidoontaa mise gadaal ayey ka soo ceshan? Shaqo badan ayaa Arteta u taala.

Caawa ciyaar qosol ah ayaa lala ciyaarayaa Manchester United. Sidan tobabaruhu ma ku sii joogidoonaa haddii uu badbaaday...
09/12/2023

Caawa ciyaar qosol ah ayaa lala ciyaarayaa Manchester United. Sidan tobabaruhu ma ku sii joogidoonaa haddii uu badbaaday ciyaartii Chealse?

Liverpool waxa ay gaadhay guul mihiim ah.
09/12/2023

Liverpool waxa ay gaadhay guul mihiim ah.

10 sano kadib, David Moyes ayaa ka hadlay dhibaatada haysata Manchester United. Waxa uu sheegay in ay u baahantahay in a...
09/12/2023

10 sano kadib, David Moyes ayaa ka hadlay dhibaatada haysata Manchester United. Waxa uu sheegay in ay u baahantahay in ay horumariso qaab-ciyaareedkeeda sida baasaska, fursad abuurka iyo difaacashada.

Xaqiiqada ayaa ah marka la ga tago in ay kooxdan u baahantahay in dhawr ciyaartoy la ga diro, qaarna la keeno in ay haysato dhibaato xagga qaab-ciyaareedka ah. Kooxda wayn waxa loo ga bartay in ay qaab-ciyaareed iyo kubad haysasho ay sameeyaan inta ciyaarta la gu gudo jiro laakiin Man United dhibkeedu waxa weeye, qaab-ciyaareedkeedii oo gabi ahaan ba lumay.

Haddii aad taageere United ah tahay, ma aragtaa dhibkan in uu haysto kooxdan.

Manchester City ayaa Arsenal oo horyaalka u dhuumo is lahayd garanka ka saartay. 4:1 ayey ku garaacday garoonkeeda Etiha...
26/04/2023

Manchester City ayaa Arsenal oo horyaalka u dhuumo is lahayd garanka ka saartay. 4:1 ayey ku garaacday garoonkeeda Etihad. Waxa ay u muuqataa in horyaalkii ka jeestay Arsenal.

Address

Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isha Ciyaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category