Fadxi kano

Fadxi kano profinal coach

Laba wakhti kala duwanLaba team kala duwan Blse waxa ka dhexeya kaly ila arag πŸ‘‰πŸ‘‰πŸ‘‰ W.h.cafimad 2022.           Xidigha ci...
21/07/2023

Laba wakhti kala duwan
Laba team kala duwan
Blse waxa ka dhexeya kaly ila arag πŸ‘‰πŸ‘‰πŸ‘‰

W.h.cafimad 2022. Xidigha cirka 2023

Asluubta win. D.hose draw
Goodir Los. Tamarta win
Gashan draw. Goodir draw
Waxool draw. Waxool draw
Warfafnta draw. Maliyada draw
Dawlada hose win. Cafimadka win
Maliyada draw

10 point 6 game. 10 point 6 game still 1 FA CUP winer . Unbeaten

Taarikhdu iyada is qorta oo lama badali karo πŸ€·β€β™‚οΈ

Cawa waxan ciyrnay kubad awood isku xidh iyo wada socod leh Wan dadalnay lkin qoralka alle ayn mel lodhafa any jirin Kox...
16/06/2023

Cawa waxan ciyrnay kubad awood isku xidh iyo wada socod leh
Wan dadalnay lkin qoralka alle ayn mel lodhafa any jirin
Koxdayda xidiga cirka
Isha allh inaga soda kasii awood badan ayn rajenayaa inan solabano

Koxda goodir iyo mclin jamal jante
Wxd nala ciyrten kubad qurux badan
Badiyaba wa bahdeen πŸ’―πŸ™

Alxdllh suma Alxdllh Waxy ino ahayd kulan muhima  xidigaha cirka +3pointHambalyo my team
10/06/2023

Alxdllh suma Alxdllh

Waxy ino ahayd kulan muhima
xidigaha cirka +3point

Hambalyo my team

Alxdllh suma Alxdllh Mudo kadib hargeisa capital league Ayn kabilowday wayaha ciyreed Manta koxdayda dulista hawada ama ...
03/06/2023

Alxdllh suma Alxdllh
Mudo kadib hargeisa capital league
Ayn kabilowday wayaha ciyreed
Manta koxdayda dulista hawada ama xidigaha cirka v koxda casimada inksta barbar dhac aha hada waxo kle cusub
Markle casimadii
New season 2023

On stadium Astaan sports Live 6.30 pm πŸ™πŸ’―
25/01/2023

On stadium Astaan sports
Live 6.30 pm
πŸ™πŸ’―

New season ! New deal ! 2023
17/01/2023

New season ! New deal ! 2023

Mclin salax sigara ayn ugu mahad celinaya wakhtigisa qaliga ahWa marki labad een kumidowno madal sidan okle ah 2016 ayay...
23/11/2022

Mclin salax sigara ayn ugu mahad celinaya wakhtigisa qaliga ah
Wa marki labad een kumidowno madal sidan okle ah
2016 ayay ahyd marki na iskugu kayo horeysay
Markle 2022 iyo dhalin yarada kala duwan magalada qayb kamida

Isha allh wan si baladhin dona qofksta okamida dhalin yarada jcl kubadaca cagta kana ciyra herarka kala duwan βœŒπŸ’―

07/11/2022

Tababare ku Xigeenkii Kooxda Wasaarada Hormarinta Caafimadka Fatxi ayaa ku Dhawaaqay inuu iska casilay shaqadi Tababarinmo ee kooxda Wasaaradda Hormaanita Caafimadka Isga oo Sanadkan kula Guulaystay kooxda WHC tartanka Xidhiidhka Kubadda cagta Somaliland ee Fa Cup-ka.

Alxdllh suma Alxdllh Alle ayaa subxana watqca mhd is kale nagu guleyay cup xkc casimada .πŸ’―βœŒSidokle wxn umhd celinqyaa dh...
29/10/2022

Alxdllh suma Alxdllh

Alle ayaa subxana watqca mhd is kale nagu guleyay cup xkc casimada .πŸ’―βœŒ
Sidokle wxn umhd celinqyaa dhaman tagerayasha wasarada cafimadka

Wxa sigara ugu mhd celjnayaa dhaman asxbtayda family iyo inta muqayga magacygy taqan ee sida wayn noguso hambalyenysay
Khasatan asxbtyda gobolkyga gabiley
πŸ’―πŸ’―πŸ’―πŸ’―πŸ™
Isha allh see you soon champion πŸ†

Alxdllh suma Alxdllh Minister of health πŸ₯ ✌ +3 poin
20/10/2022

Alxdllh suma Alxdllh
Minister of health πŸ₯ ✌ +3 poin

Alle haw naxariisto Marti la jcl yhyna alle haka dhigo Marxuum Ahmed shariif mahamoud DIFAAYO 🀲🀲🀲🀲🀲🀲Malintii jimcaha ahy...
02/10/2022

Alle haw naxariisto
Marti la jcl yhyna alle haka dhigo
Marxuum Ahmed shariif mahamoud DIFAAYO
🀲🀲🀲🀲🀲🀲
Malintii jimcaha ahyd ay xuseen bahdii uuka tirsana

Han uducayno isaga iyo inta kle slamka ahba

Address

Wadajir
Hargeisa

Telephone

+252634667923

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fadxi kano posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fadxi kano:

Share

Category