16/12/2023
Maxad ka ogtihiin ciyaarihii caasimada ka socday oo istaagay ii kaadj
Maxad ka ogtihiin in ciyaaruhu u istaagen lacag darted
Maxad ka ogtihiin in gudoomiyaha xidhiidhku lacagtii cunay
Maxaad ka ogtiin in ciyaarihii ka socday caasimda ee 3 heer ay joogsameen bil ka hor
Hadaba ragga sidaa ciyaarihii u gartay dib ma u dooran doontan dhalinyaro ?
Hadaba halkan ku soo gudbi faalalada ama aragtidada oo la wadaag siina Shere gareya asxpy