Taatikada kubadda

Taatikada kubadda Taatikadu waa goobta saxda ah ee aad kala socon karto wararkii iyo falanqeyntii ugu danbeysay

Milan ayaa wadahadal meel fiican maraya kula jirta Julen lupotegi in uu noqdo tababaraha cusub ee kooxda (Matteo moretto...
27/04/2024

Milan ayaa wadahadal meel fiican maraya kula jirta Julen lupotegi in uu noqdo tababaraha cusub ee kooxda (Matteo moretto)

Barcelona ayaa heer wanaagsan ka maraysa wadahadlka Guido Rodriguez oo Bilaash lagu heli karo xagaagan, Balse qorshaha B...
27/04/2024

Barcelona ayaa heer wanaagsan ka maraysa wadahadlka Guido Rodriguez oo Bilaash lagu heli karo xagaagan, Balse qorshaha Barca waa in ay marka h**e isku dayaan saxeexa ciyaartoyo Heer sare ah sida Kimmich iyo Onana Markaas kadib ay u dhaqaaqaan Saxeexa Guido (Toni juanmarti)

Xabi Alonso" Markii aan baranayay aqoonta iyo nidaamka Tababarka , Macalimiin badan ayaa casharadaas ii sharaxay Gaar ah...
27/04/2024

Xabi Alonso" Markii aan baranayay aqoonta iyo nidaamka Tababarka , Macalimiin badan ayaa casharadaas ii sharaxay Gaar ahaan Joojinta iyo xidhista ciyaartoyada oo saacado iyo saacado aanu baran jiray, Markii ay dhamaatay Macalimiintu waxa ay ii sheegeen in nidaamyadani aanay ku shaqeyn keliya Hal ciyaariyahan oo ah Leo messi,Markaas waxa aan ahay tababare nasiib badan madaama aanan messi ka hortageyn waayo waa Qeybta ugu adag kubadda cagta"

Rasmi" Leicteier city ayaa ku soo laabatay horyaalka premire league"
26/04/2024

Rasmi" Leicteier city ayaa ku soo laabatay horyaalka premire league"

Real madrid ayaa talaabo kale usii qaaday hanshada Horyaalka kadib Guul muhiim ah oo ay ku xaqiijiyeen San sebastian Kul...
26/04/2024

Real madrid ayaa talaabo kale usii qaaday hanshada Horyaalka kadib Guul muhiim ah oo ay ku xaqiijiyeen San sebastian Kulan Ancelotti nasiyay ciyaartoyada muhiimka ah isaga oo Arda Guler dhaliyay Goolka guusha.

Qiimeynta arda Guler ilaa imika waa ciyaariyahan cajiib ah oo farsamo badan leh Balse horumar badan u baahan dhanka dhaqdhaqaaq marka aanu kubada wadan iyo xidhiidhka weeraryahanada kala dhaxeeya waa in uu muuqdo Laakin wali waa Da,yar oo waqti badan ayuu haystaa

Frank lampard oo ka hadlaya sababta uu iskaga casilay qaranka England" mar ayaan la sheekeystay Luke shaw oo aan lasoo h...
26/04/2024

Frank lampard oo ka hadlaya sababta uu iskaga casilay qaranka England" mar ayaan la sheekeystay Luke shaw oo aan lasoo hadal qaaday Tony Adams kadib waxa ka muuqatay in aanu garaneyn qofka aan sheegayo , Waxa aan ku idhi miyaad ila kaftamaysa? yacni garan maysid Adams?
Luke ayaa igu jawaabay Kooxdee ayuu u ciyaara?

Markaas ayaan gartay in ay gaadhay waqtigii aan iscasili lahaa"

Rasmi" Arne slot waa tababaraha cusub ee Liverpool"
26/04/2024

Rasmi" Arne slot waa tababaraha cusub ee Liverpool"

Pep Guardiola" Waxaan xasuusta waqtigii aan imi Man city 8 sano ka hor markii aanu u bixi jirnay kulamada isu diyaarinta...
26/04/2024

Pep Guardiola" Waxaan xasuusta waqtigii aan imi Man city 8 sano ka hor markii aanu u bixi jirnay kulamada isu diyaarinta xilli ciyaaredka may jirin taageryaal badan , imika markii aanu tartamo badan ku guuleysanay kooxdu waxay yeelatay taageryaal aad u badan taasina wax badan ayay u la dhigan tahay city"

Thomas tuchel" Gnabry wuu ciyaari doonaa Kulanka Madrid Goolna wuu dhalin doonaa"
26/04/2024

Thomas tuchel" Gnabry wuu ciyaari doonaa Kulanka Madrid Goolna wuu dhalin doonaa"

Real maddid ayaa hakad galisay wadahadalka Alphonso Davies sababo la xidhiidha hoos u dhaca bandhigyadiisa oo shaki weyn...
26/04/2024

Real maddid ayaa hakad galisay wadahadalka Alphonso Davies sababo la xidhiidha hoos u dhaca bandhigyadiisa oo shaki weyn soo galiyay maamulka sidoo kale Madrid ayaa ku dadaalysa saxeexa Daafaca dhexe markaas kadib ayaa la fiirin doona macquulnimada Davies (Relovo)

Taageryaasha Bayern ayaa barta twitter ama x ku uruuriyay 10kun oo saxeex oo ay ku doonayaan Thomas tuchel in uu kooxda ...
26/04/2024

Taageryaasha Bayern ayaa barta twitter ama x ku uruuriyay 10kun oo saxeex oo ay ku doonayaan Thomas tuchel in uu kooxda sii joogo xilli ciyaareedka danbe (Kicker)

Jimce wanaagsan ❤️
26/04/2024

Jimce wanaagsan ❤️

Address

Hargeisa

Telephone

+25263044666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taatikada kubadda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Taatikada kubadda:

Share