Somali Transfer Zone

Somali Transfer Zone Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Transfer Zone, Hargeisa.

Somali Transfer Zone ⚽🚨
Wararka suuqa kala iibsiga kubadda cagta 🌍
🔥 Transfer updates | Breaking News | Xanta & xaqiiqooyinka
📝 Wararka caalamiga ah oo Af-Soomaali ah
📲 La soco heshiisyadii ugu dambeeyay

⚪️⚫️ Fulham ayaa dhamaystirtay 16 jirka garabka ka ciyaara ee Erskine Rennie , wuxuuna u saxiixi doona heshiis muddo dhe...
11/07/2026

⚪️⚫️ Fulham ayaa dhamaystirtay 16 jirka garabka ka ciyaara ee Erskine Rennie , wuxuuna u saxiixi doona heshiis muddo dheer ah.

Markii ugu dambeysay ee Argentina ay Koobka Adduunka la ciyaartay Switzerland, Argentina ayaa badisay.
11/07/2026

Markii ugu dambeysay ee Argentina ay Koobka Adduunka la ciyaartay Switzerland, Argentina ayaa badisay.

🚨🔵 Manchester City ayaa la wareegtay Jeremy Monga oo ay kala soo wareegtay Leicester City, iyadoo heshiisku uu ku kacayo...
11/07/2026

🚨🔵 Manchester City ayaa la wareegtay Jeremy Monga oo ay kala soo wareegtay Leicester City, iyadoo heshiisku uu ku kacayo lacag gaadhaysa ilaa £10 milyan.

Barcelona ayaa mar kale dalab ka gudbin doonta Jesse Bisiwu, kaas oo ay u aragto garab mustaqbal leh. 🇧🇪
11/07/2026

Barcelona ayaa mar kale dalab ka gudbin doonta Jesse Bisiwu, kaas oo ay u aragto garab mustaqbal leh. 🇧🇪

🚨 Chelsea ayaa diyaar u ah inay xagaagan iibiso Alejandro Garnacho.Kooxdu waxay ku qiimeysay qiimihiisa €50 milyan hadii...
11/07/2026

🚨 Chelsea ayaa diyaar u ah inay xagaagan iibiso Alejandro Garnacho.

Kooxdu waxay ku qiimeysay qiimihiisa €50 milyan hadii koox ka baxsan gudaha England soo dalbato, halka ay £45 milyan ku qiimaysay hadii kooxaha Premier League soo dalbadaan.

Garnacho hadda lama tababaranayo kooxda koowaad ee uu hoggaaminayo Xabi Alonso, waxaanay Chelsea iyo wakiilkiisu raadinayaan xal ku saabsan bixitaankiisa.

Real Madrid iyo wakiillada Vinícius Jr. ayaa si dhakhso leh u yeelan doona wada-hadallo ku saabsan xaaladda qandaraaskii...
11/07/2026

Real Madrid iyo wakiillada Vinícius Jr. ayaa si dhakhso leh u yeelan doona wada-hadallo ku saabsan xaaladda qandaraaskiisa.

Real Madrid waxay rabtaa in arrintan xal laga gaaro sida ugu dhaqsaha badan, isla xagaagan.

Alx maanta waxaynu gaadhnay 600 followers(walaalo)dhamaantiin waad mahadsan tihiin sida quruxda badan ee aad noola soo j...
24/10/2025

Alx maanta waxaynu gaadhnay 600 followers(walaalo)dhamaantiin waad mahadsan tihiin sida quruxda badan ee aad noola soo jabhadayseen.

Dhamaantiin beerka idinka ogsooni rag ka adag bir ayaa tihiin🔥❤️.

Saddexdooda mid kuuso bilow.Midna kaydka dhig.Midna iibi.Nagula wadaag qaybta faalada.
24/10/2025

Saddexdooda mid kuuso bilow.
Midna kaydka dhig.
Midna iibi.

Nagula wadaag qaybta faalada.

Leo Messi ayaa u saxiixay Inter Miami qandaraas cusub, isagoo kooxda ku sii nagaadi doona ilaa 2028 🐐.
23/10/2025

Leo Messi ayaa u saxiixay Inter Miami qandaraas cusub, isagoo kooxda ku sii nagaadi doona ilaa 2028 🐐.

🚨 WAR FARXAD ULEH! BAYERN😍🔥Jamal Musiala ayaa dib ugu soo laabtay tababarka markii ugu horreysay tan iyo dhaawacii soo g...
23/10/2025

🚨 WAR FARXAD ULEH! BAYERN😍🔥

Jamal Musiala ayaa dib ugu soo laabtay tababarka markii ugu horreysay tan iyo dhaawacii soo gaadhay Club World Cup-ka! 💪⚽️

Taageerayaasha Bayern waxay heleen war ay sugayeen muddo dheer — da’yarka dahabiga ah ayaa dib u soo laabanaya! Garoomada.🩵❤️

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Transfer Zone posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share