Cali Gadhle Sports Center

Cali Gadhle Sports Center hadaad u baahntahay Garoomo casriya iyo Gym qalab casriya yaalan waxad intaba ka heleysaa Cali gadhle

Rabi naxariisti jano haka waraabiyo Cabdiraxman yaasiin Cali Gadhle  iyo cabdi shakuur boqole
23/06/2024

Rabi naxariisti jano haka waraabiyo Cabdiraxman yaasiin Cali Gadhle iyo cabdi shakuur boqole

●ABAALMARIN ABAALMARIN Cali Gadhle Sports Centre wuxuu ogaysiinayaan bahda ciyaaraha xiiseysa in abaalmarin lacageed oo ...
13/07/2023

●ABAALMARIN ABAALMARIN

Cali Gadhle Sports Centre wuxuu ogaysiinayaan bahda ciyaaraha xiiseysa in abaalmarin lacageed oo dhan $ 20 la gudoonsiin doono qofka ugu horreeya ee saadaashiisu sax noqoto natiijada ciyaarta u dhaxeeysa Kooxaha Goodir iyo Dawlada Hoose ee Hargeysa kulan ka tirsan horyaalka kooxaha heerka koobaad ee Caasimadda Hargeysa 2023. Waa inaad soo qortaa tirada goolasha la iska dhaliyo

1. Like saar Bogga Cali Gadhle Sports Center
2. La Wadaag Asxaabtaada -qormadan
3. Saadaalintu waxey ku egtahay markey bilaabamto ciyaarto.

F.G: Hadii aadan shuruudaha buuxin, qofka buuxiya ee kaa dambeeya ayaa abaalmarinta helli doona.

FIIRO GAAR AH: Lama ogola inaad qoraalka dib wax uga badasho (edit) gara

31/08/2021

Dib u habayn casiri ah iyo halbeega fifa cali Gadhle sports Center

11/08/2021

Cali Gadhle Sports Center ugu kaalay Gym Rag iyo dumarba garoomo dhamaystiran iyo cafteria lagu nasto.

Ali gadhle Group
05/12/2019

Ali gadhle Group

06/10/2019
03/10/2019

Address

Beerta Xoriyada
Hargeisa

Telephone

0634998885

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cali Gadhle Sports Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cali Gadhle Sports Center:

Share