Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada

Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada Jsl Ka dhisan Caasimadda Somaliland ee Hargeisa

Captain ka Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada ee xilli ciyaareedkan 2026/27 wuxuu noqon Abdirhman Ahmet Essa ...
26/08/2026

Captain ka Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada ee xilli ciyaareedkan 2026/27 wuxuu noqon Abdirhman Ahmet Essa koronto
Waxaana xilkaa u magaacabay Macalinka 1aad ee Kooxda Ibrahim abdisalan



fans

Macalinka Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada ee ibraahim abdisalaan ayaa magacaabay Captainada Kooxda 1aad , ...
26/08/2026

Macalinka Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada ee ibraahim abdisalaan ayaa magacaabay Captainada Kooxda 1aad , 2aad , 3aad , iyo 4aad .
Captain 1aad: Abdirahman Koronto
Captain 2aad: Mohamed Khadar
Captain 3aad: Yasin Buraale
Captain 4aad: Mubarik Lambasa

Nasiib Wacan Dhamaantiin ba
Alla ha idinku asturo Idamka alle xilkaa la idiin igmaday


Kooxdu Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada waxay la soo wareegtay ciyaartoy Suhaib Yare oo ay kala soo wareegt...
21/08/2026

Kooxdu Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada waxay la soo wareegtay ciyaartoy Suhaib Yare oo ay kala soo wareegtay Kooxda Daallo academy anba N.D.C ,
Waana Ciyaartoy weerar ah oo lagu soo xoojiyay safka h**e ee kooxda




fans

Kooxdu Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada  waxay amaah 1 Sanno ah kula soo wareegtay ciyaartoy    ooay  kala ...
16/08/2026

Kooxdu Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada waxay amaah 1 Sanno ah kula soo wareegtay ciyaartoy ooay kala soo wareegtay Kooxda Ciidanka Asluubta Hargeisa



fans

Saxiix Cusub :Xasan Abdirahman ( Buushaale ) kusoo dhawoow Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada Gacmo Furan laa...
02/08/2026

Saxiix Cusub :
Xasan Abdirahman ( Buushaale ) kusoo dhawoow Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada Gacmo Furan laacib

Waa difaac cusub oo kusoo biiray kooxda


Rasmi:Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada Waxa tababare u noqon doona insha Allah Laga bilaabo maanta Ibrahim ...
11/07/2026

Rasmi:

Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada
Waxa tababare u noqon doona insha Allah
Laga bilaabo maanta
Ibrahim Abdisalan Mohamed

Alla haku guuleeyo insha Allah
Soo dhawoow mclin



Siduu khair kuu ku jiro insha Allah Isku aadka Horyaalka Caasimadda ee Heerka 2aad Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Ca...
10/07/2026

Siduu khair kuu ku jiro insha Allah
Isku aadka Horyaalka Caasimadda ee Heerka 2aad
Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada



Maanta iyo Training Kii Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada Galbta insha Allah Garoonka : Puma Time ka: 4:00 P...
31/05/2026

Maanta iyo Training Kii Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada
Galbta insha Allah
Garoonka : Puma
Time ka: 4:00 Pm

Ustaad ka Cabdisalaan Maydhane



Eid odxa Mubarak 🌙Hanbalyo Dhamaan umadda Islaamka ah gaar ahaan reer SomalilandGaar ahaan Bahda Ciyaaraha
26/05/2026

Eid odxa Mubarak 🌙
Hanbalyo Dhamaan umadda Islaamka ah gaar ahaan reer Somaliland
Gaar ahaan Bahda Ciyaaraha

24/05/2026

Address

Hargeisa

Telephone

+252634419261

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kooxda kubadda Cagta Ee Wasaaradda Caddaalada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category