Ahmed Taani

Ahmed Taani HalkaN Waxa ka Helaysa Warbixinada Ciyaraha Iyo Dhacdoyinka dunida Intaba FadlaN Nagu So Biir� �

3 Game Classico Real Madrid V Barcelona 1Bill Gudeheeed 💯🔥🔥Follow Us For More Ahmed Taani ❤✅
30/01/2023

3 Game Classico Real Madrid V Barcelona
1Bill Gudeheeed 💯🔥🔥

Follow Us For More Ahmed Taani ❤✅

♦️In ka Badan 500 Goal Iyo 250 Assist Isu Gayn Xul Iyo Naadi ♦️Goal Dhaliyaha Ugu Sareeya Xulka Uruguay ♦️Mid Ku Noqday ...
24/01/2023

♦️In ka Badan 500 Goal Iyo 250 Assist Isu Gayn Xul Iyo Naadi
♦️Goal Dhaliyaha Ugu Sareeya Xulka Uruguay
♦️Mid Ku Noqday Goal Dhaliyaha 3aad Ee Barcelona Mudo 6sano Ka Yar
♦️Laacib Ku GuulaystaY Kanta Dahabka Ah Casriga Messi Iyo Cr7
♦️Ku Guulaystaha Goal Dhaliyaha U sareeya Horyalada Laliga Premiere league
♦️Goal Dhaliya U Sareeyay.Is Reebreebka Cupa America
Ayaa Manta 36jirsadaY HBD Luiz Suarez Albustilero 🚀Maxa Ku Tilmaami lahayd Ninkan✅⚽️Legend

Follow Us For More Ahmed Taani ❤✅

12 BOLLOND'OR✅❤👏👏Follow Us For More Ahmed Taani ✅❤
19/01/2023

12 BOLLOND'OR✅❤👏👏

Follow Us For More Ahmed Taani ✅❤

Barca Champions  Supper Cup The Spania ✅❤ Pedri V Gavi 💥 On 🔥🔥Congratulations 👏
15/01/2023

Barca Champions Supper Cup The Spania ✅❤
Pedri V Gavi 💥 On 🔥🔥
Congratulations 👏

Soo Qabo Mucaarid Wayn Oo Argentina Ah Oo aan Wali Cumaamada ku Tuurin Xulka Uu hogaminayo Lionel🇦🇷🏅🏆Follow Us For More ...
20/12/2022

Soo Qabo Mucaarid Wayn Oo Argentina Ah Oo aan Wali Cumaamada ku Tuurin Xulka Uu hogaminayo Lionel🇦🇷🏅🏆

Follow Us For More ✅🙏❤

Greatest Of All Time Lionel Andres Messi👏Congratulations Argentina 🇦🇷👏✅Hanbalyo So Wada Qora cumamada Tuura👏
18/12/2022

Greatest Of All Time Lionel Andres Messi👏
Congratulations Argentina 🇦🇷👏✅
Hanbalyo So Wada Qora cumamada Tuura👏

France 🇨🇵 V Argentina 🇦🇷Ya Is leedahaY Guushu Way Raaci Doontaa Ka Hor Kulanka Finalka 🇦🇷🇨🇵🎤Follow Us For More Ahmed Taa...
16/12/2022

France 🇨🇵 V Argentina 🇦🇷
Ya Is leedahaY Guushu Way Raaci Doontaa Ka Hor Kulanka Finalka 🇦🇷🇨🇵🎤

Follow Us For More Ahmed Taani

Luka Modric 🎙️ Waxaan u rajeynaya Leo Messi inuu ku guuleysto koobka aduunka sanadkan waayo waa uqalmaa midaas, messi wa...
14/12/2022

Luka Modric 🎙️ Waxaan u rajeynaya Leo Messi inuu ku guuleysto koobka aduunka sanadkan waayo waa uqalmaa midaas, messi waa laacibka ugu fiican taariikhda ✅
Dadka Cumamada Ku TuuraY Odayga Ma Ka mid Tahay?

Follow Us For More Ahmed Taani ✅🙏❤

Hadal Koo Kooban💙MUCJISO LIONEL🤔Tango Finaaaaaaaal World Cup Qadar 2022✅Follow Us For More Ahmed Taani ✅❤🙏
13/12/2022

Hadal Koo Kooban💙
MUCJISO LIONEL🤔
Tango Finaaaaaaaal World Cup Qadar 2022✅

Follow Us For More Ahmed Taani ✅❤🙏

Lionel Messi 🇦🇷 Mise Modric 🇭🇷Yaad is Leedahay Final Wu ku Hogamin Kara Xulkisa?Follow Us For More Ahmed Taani ❤✅🙏
12/12/2022

Lionel Messi 🇦🇷 Mise Modric 🇭🇷
Yaad is Leedahay Final Wu ku Hogamin Kara Xulkisa?

Follow Us For More Ahmed Taani ❤✅🙏

Soo Qor Labada WadaN Eed Is LeedahaY Final Way Iskugu Imanayaaan Fikirkaaga 🧠Argentina🇦🇷 V Croatia🇭🇷 France🇨🇵 Vs Marocco...
11/12/2022

Soo Qor Labada WadaN Eed Is LeedahaY Final Way Iskugu Imanayaaan Fikirkaaga 🧠
Argentina🇦🇷 V Croatia🇭🇷
France🇨🇵 Vs Marocco🇲🇦

Follow Us For More Ahmed Taani 🙏❤👏

Luis Figo🎤Kuma guuleysan kartid World Cup adigoo kursiga keydka dhigay Cristiano Ronaldo,in Ronaldo kursiga keydka la dh...
11/12/2022

Luis Figo🎤Kuma guuleysan kartid World Cup adigoo kursiga keydka dhigay Cristiano Ronaldo,
in Ronaldo kursiga keydka la dhigo waxay ahayd qalad weyn, guuldaradan waxaa mas’uul ka ah maamulka iyo Macalinka🇵🇹
Maxay Kula Tahay Adi🧠

Follow Us For More Ahmed Taani ❤🙏👏

Address

Hargeisa

Telephone

+252633666845

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Taani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category