Psg soomali fans

Psg soomali fans kusoo dhawow psg soomali fans follow nasoo dheh adigoo mahadsan
(1)

11/11/2024

See layahay PSG fans👋

Let's do this guys
07/05/2024

Let's do this guys

First leg of semifinal tonight🍿
01/05/2024

First leg of semifinal tonight🍿

Oo hada city ma qaangaadhey anaga uunbaa hadhney hadaa😂
10/06/2023

Oo hada city ma qaangaadhey anaga uunbaa hadhney hadaa😂

Rasmi” kooxda psg ayaa dhameystirtey sexiixa asensio isagok qalinka ku duugi doona heshiis soconaya ilaa 2027(fabrizo ro...
05/06/2023

Rasmi” kooxda psg ayaa dhameystirtey sexiixa asensio isagok qalinka ku duugi doona heshiis soconaya ilaa 2027(fabrizo romania)

Rasmi” ciyaaryahankii h**e ee kooxda psg ayaa ka fadhistey ciyaaraha slatan good lucky
05/06/2023

Rasmi” ciyaaryahankii h**e ee kooxda psg ayaa ka fadhistey ciyaaraha slatan good lucky

Rasmi” Paris saint Germain ayaa dhamestirte saxiixa xidiga Manuel Ugarte isagoo qalinka ku duugi doona heshiis soconaya ...
05/06/2023

Rasmi” Paris saint Germain ayaa dhamestirte saxiixa xidiga Manuel Ugarte isagoo qalinka ku duugi doona heshiis soconaya ilaa 2028.(Fabrizio Romano)

15/03/2023

Shaqadan hayaad haysaa zxp kusoco horumar baan kuu rajeynayaa

Defeat😭
08/03/2023

Defeat😭

Line upka caawa sidee u aragtaa kuwan god bay noogu jiraan caawa😁
08/03/2023

Line upka caawa sidee u aragtaa kuwan god bay noogu jiraan caawa😁

2012: Lionel Messi ayaa noqday gooldhaliyaha ugu sareeya ee Barcelona isagoo jira da’da 24 sano⚽2023: Kylian Mbappe ayaa...
05/03/2023

2012: Lionel Messi ayaa noqday gooldhaliyaha ugu sareeya ee Barcelona isagoo jira da’da 24 sano⚽

2023: Kylian Mbappe ayaa noqday gooldhaliyaha ugu sareeya ee PSG's isagoo jira da’da 24 sano ⚽

Waxbadan wan kugumaysan dionaa kooxaha labadan💪💪

Leo messi ayaa haatan ku lug yeeshay 1000 gool oo heer kooxeed ah Goat
05/03/2023

Leo messi ayaa haatan ku lug yeeshay 1000 gool oo heer kooxeed ah

Goat

Address

Borama
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Psg soomali fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category