Anshax Stars

Anshax Stars THE OFFICIAL PAGE ANSHAX ACADEMY TEAM Football Team � Anshax Stars

TACSI TIIRAANYO LEH...Qalbiyo rumeysan qadarta Rabbi waxa aanu ugu tacsiyeynaynaa Walaalkayo     oo loo garan ogaa ( ), ...
01/01/2026

TACSI TIIRAANYO LEH...

Qalbiyo rumeysan qadarta Rabbi waxa aanu ugu tacsiyeynaynaa Walaalkayo oo loo garan ogaa ( ), Kaasoo ku baxay gacan ka xaqdaran habeenkii xalay ahaa magaalada Hargeysa.

Rabbi waxa aanu uweydiinaynaa in uu unaxariisto una danbi dhaafo ,ehelkii, asxaabtii ,qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna beddel khayr qaba ka siiyo.

إنا لله وإنا إليه راجعون

24/07/2025

Ka sidaas wax ugelayaa Ma Ahmet Lamo miyaa mise ABokor AbdiriHinn ? 😂

Ramadan Mubarak,  allaah haynaga aqbalo camallada wanaagsan dhammaanteen.
23/03/2023

Ramadan Mubarak, allaah haynaga aqbalo camallada wanaagsan dhammaanteen.

Diamonds 💎
23/03/2023

Diamonds 💎

Inkastoon wakhtigu saacidayn inanka wiil hoogga , Anshaxbaa hogaan sare ahayd tan iyo haabiile,Abidkoodna iyagaa tartami...
01/10/2022

Inkastoon wakhtigu saacidayn inanka wiil hoogga ,
Anshaxbaa hogaan sare ahayd tan iyo haabiile,
Abidkoodna iyagaa tartami oo tusaalayne. ☝

Waa sawir koobsaday ciyaartoyda anshax stars  ugu jirta kooxda baanka somaliland iyo macalinkooda Abdikariim samo talis ...
06/08/2022

Waa sawir koobsaday ciyaartoyda anshax stars ugu jirta kooxda baanka somaliland iyo macalinkooda Abdikariim samo talis .
balse , waxa aanay usuurtoobin inay sawirkan galaan labada ciyaartoy ee kala ah abdilaahi sergio iyo saadiq rooney.

Al capitaano zahlaawi & mubarak waa laba kamid ah da'yarta caga dahablayaasha ah ee kusoo dhex barbaaray anshax stars ha...
06/08/2022

Al capitaano zahlaawi & mubarak waa laba kamid ah da'yarta caga dahablayaasha ah ee kusoo dhex barbaaray anshax stars haddana kamid noqday kuwa ugu wanaagsan ciyaartoyda heerka 1aad ee gobolka maroodi jeex.

Horumar wacan soo dhaha

Sahal xusein diiriye oo wakhti xaadirkan kamid ah xidigaha ugu hadal haynta badan kooxaha heerka koowaad ee horyaalka go...
23/07/2022

Sahal xusein diiriye oo wakhti xaadirkan kamid ah xidigaha ugu hadal haynta badan kooxaha heerka koowaad ee horyaalka gobolka maroodi jeex una ciyaara kooxda baanka somaliland ayaa si rasmi ah loogu magacaabay kabtanka cusub ee kooxdiisii uu kasoo baxay ee anshax stars .

Al capitaano sahal xusein ayaa wakhti xaadirkan lagu tirinayaa ciyaartoyda ugu wanaagsan khadka dhexe ee kooxaha heerka koowaad .

Hanbalyo capitaano sahal xusein.

Da'yarta dahabiga ah ,Abokor cadde (ashraf hakimi)& saadiq abdulqani (roney)Horumar wacan
27/06/2022

Da'yarta dahabiga ah ,

Abokor cadde (ashraf hakimi)& saadiq abdulqani (roney)
Horumar wacan

Hanbalyo dhammaan Shucuubta muslimiinta meelkasta oo aad joogtaanba ,waxanu idin leenahay                               ...
01/05/2022

Hanbalyo dhammaan Shucuubta muslimiinta meelkasta oo aad joogtaanba ,waxanu idin leenahay C I I D M U B A A R A K

كل عام والجميع بخير 🥳🥳🥳

Rasmi:Anshax Stars Ayaa Si Rasmi ah ula soo Wareegtay Ciyaartoyga Dhexda h**e Ee Mohamed Baashe oo Loo Garan ogyahay (Ta...
22/04/2022

Rasmi:

Anshax Stars Ayaa Si Rasmi ah ula soo Wareegtay Ciyaartoyga Dhexda h**e Ee Mohamed Baashe oo Loo Garan ogyahay (Taango) Ciyaartoy Mohamed baashe ayaa ka Mid noqon doona Ciyaartoyda Ay kooxdu sida Weyn ugu dagaalami doontoXilli Ciyaareedkan iyo Wixii ka danbeeyaba, Iyadoo Kooxdu Meel Wanaagsan ka maraysa Labada Cup Ee Kooxaha Heerka 2aad ee Gurya-samo stadium iyo Sayladda .

Mohamed taango Kusoo dhawaw gacmo furan Walaal.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634052565

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anshax Stars posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category