No9 Sports

No9 Sports Waxaad naga heli kartaa dhamaan agabka Sports

04/06/2026

Nashqad cusub & safar cusub

15/02/2026

Waa dirayska aan u diyaarinay Kooxda Mm Wajale ee DDS.

Dress ka  kubadda oo tayo & bilic leh ka dalbo No.9
18/09/2025

Dress ka kubadda oo tayo & bilic leh ka dalbo No.9

Kabbo tayo sarre leh & Qiime macquul ah. Hadda dalbo hadda helFree delivery
17/09/2025

Kabbo tayo sarre leh & Qiime macquul ah.
Hadda dalbo hadda hel
Free delivery

02/09/2025

Kubadd cagta ii tayadeedda la hubo.

29/05/2025

Isboortisku Waa Dadaal, Tayo, iyo Qalab Sax Ah!
Haddii aad rabto inaad noqoto ciyaaryahan dhab ah, waxaad u baahan tahay dhar iyo agab kaa caawinaya guushaada.

N09 Sports waxay kuu keentay dhar isboorti oo tayo sare leh, qalab casri ah, iyo adeeg la isku halleyn karo.

๐ŸŽฝ Dharka Kooxaha
๐Ÿฅพ Kabaha Ciyaaraha
๐Ÿ‹๏ธโ€โ™‚๏ธ Qalabka Tababarka
๐Ÿ† Agabka Kooxaha

Noqo Kan Ugu Fiican โ€“ La Noolow N09 Sports.
๐Ÿ“ Hoyga Ciyaaraha ee Somaliland.

Soo iibso "Dressk 18 May" maanta!Ku hel dharka ugu cusub ee isboortiga ee N09. Isku diyaar garowga ciyaaraha iyo xaflada...
15/05/2025

Soo iibso "Dressk 18 May" maanta!
Ku hel dharka ugu cusub ee isboortiga ee N09. Isku diyaar garowga ciyaaraha iyo xafladaha gaarka ah.

Haddii aad u baahan tahay faahfaahin dheeri ah, ama aad rabto inaad dalbato, kala soo xiriir shirkadda Agabka Ciyaaraha N09 maanta Ilaa 18 May .

Isboorti waa xiiso, laakiin dharka ciyaaraha tayada leh ayaa kaa dhigaya inaad si dhab ah u ciyaarto!N09 Sports waxay ku...
12/05/2025

Isboorti waa xiiso, laakiin dharka ciyaaraha tayada leh ayaa kaa dhigaya inaad si dhab ah u ciyaarto!

N09 Sports waxay kuu haysaa dhar iyo agab isboorti oo u qalma Inaad Noqto ciyaaryahan ugu fiican iyo Kooxda Ugu Fiican Noqto .

Hada Dalbo N09 Sports Hoyga Ciyaaraha Dalka Somaliland.

Waa diyaar Ka dalbo  # 63 4053557 Ali Jirde Area Branch  # 634843001 Jig Jig Yar Branch.
01/05/2025

Waa diyaar

Ka dalbo # 63 4053557 Ali Jirde Area Branch # 634843001 Jig Jig Yar Branch.

Address

Between Ali Jirde Hotel And Indho Birta Mall
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 22:00
Tuesday 08:00 - 22:00
Wednesday 08:00 - 22:00
Thursday 08:00 - 22:00
Friday 16:00 - 22:00
Saturday 08:00 - 22:00
Sunday 08:00 - 22:00

Telephone

+252634053557

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when No9 Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to No9 Sports:

Shortcuts

Share

Category