Redsea football club

Redsea football club Football is a saver in our youth

Redsea football  club Happy  world day Football Maalinta kubada cagta Aduunka
25/05/2024

Redsea football club
Happy world day Football
Maalinta kubada cagta Aduunka

Zuhaip Hassan Sancho 47 Weeraryahanka Redsea football club Go forward  our magic
12/03/2024

Zuhaip Hassan Sancho 47
Weeraryahanka Redsea football club
Go forward our magic

  stadium        ReDz🅰️⚽️☠️
10/03/2024

stadium

ReDz🅰️⚽️☠️

Redsea  Vs Green GasTartanka : Ramadan cup Garoonka : xawaadle  stadium Wakhtiga : sabti  4.00pm      Guul insha alah💯
09/03/2024

Redsea Vs Green Gas
Tartanka : Ramadan cup
Garoonka : xawaadle stadium
Wakhtiga : sabti 4.00pm

Guul insha alah💯

Tababare    Ayaa ka soo muuqan garoonka ugu xaamsada badan caasimada Hargeisa     0AIsaga oo ah Tababaraha  koowaad koox...
07/03/2024

Tababare Ayaa ka soo muuqan garoonka ugu xaamsada badan caasimada Hargeisa
0A
Isaga oo ah Tababaraha koowaad kooxda Redsea football club

Tababare guulayso insha allah

Congratulations  Congratulations Hogaamiyaha ruuxiga ah ee kooxda Redsea football club  Maalinta beri ah ka qalin badela...
14/10/2023

Congratulations Congratulations
Hogaamiyaha ruuxiga ah ee kooxda Redsea football club

Maalinta beri ah ka qalin badelanaya New Generation University
Go forward legend cilmigad baratay Allah ha kugu anfaco
Móztaphê Nouh

Sawirada Redsea football club iyo xafladii Arooska    jama iyo   Nour Habeen qiimo badan  noqda reerkii lagu nastee lagu...
30/09/2023

Sawirada Redsea football club iyo xafladii Arooska
jama iyo Nour
Habeen qiimo badan noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado noqda Insha allah
FARXAD WAARTA WELIGIIN🥳

💍Hambalyo Aroos wacan 🔥🎂🎂💯ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ‎kooxda Redsea football club oo farxada la wadaa...
27/09/2023

💍Hambalyo Aroos wacan 🔥🎂🎂💯
ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ
‎kooxda Redsea football club oo farxada la wadaagtay legendary ugu miiska culus kooxda ee Zack Shakiib Junior
Hambalyo, Hambalyo Aroos wacan🍨🍨
Waxaan hambalyo farxadeed halkan uga diraynaa walalkey
iyo marwadiisa

Waxaan leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala hela ifkana farxad ku noolaada, Wiil & caano, Gabar & caano.

Waxaan idin ku ducaynayna ducadii rasuulkeena(SCW):

ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ .🤲

Dhamaan maamulka macamalimiinta  , captainada  iyo ciyaartoyda  Redsea football club  waxa ay farxad la qaybsanayaan qoy...
04/09/2023

Dhamaan maamulka macamalimiinta , captainada iyo ciyaartoyda Redsea football club waxa ay farxad la qaybsanayaan qoyska ku soo biiray kooxdaee uu dhisay Zack Shakiib Junior
iyo bmarwadiisa
Qoyskaa cusub waxa aan u rajaynayaa
Farxad waarta weligood

REDSEA FAMILY

Dhamaan maamulka , macalimiinta iyo ciyaartoyda waxa ay caafimaad u rajaynayaan kooxda Daafaca dhexe ee Redsea football ...
18/08/2023

Dhamaan maamulka , macalimiinta iyo ciyaartoyda waxa ay caafimaad u rajaynayaan kooxda
Daafaca dhexe ee Redsea football club
ApDiqani Mohamed ( Cambe jr )dhaawac lugta ka soo gaadhay
Allah ha ku caafiyo

Kooxda Redsea football club  Ayaa markii koowad  koox dhamays tiran   Kaga  soo muuqan masraxa riyada    Waxaana ay ka q...
13/08/2023

Kooxda Redsea football club Ayaa markii koowad koox dhamays tiran Kaga soo muuqan masraxa riyada
Waxaana ay ka qayb galaysaa koobka
Fiiro gaar ah ma ciyaari doonaan ciyaatoyda diiwaan gashan ee kooxaha horyaalka u ciyaara sida :
Móztaphê Nouh caska
Amiin Nouh
AbdiAsis Hußßèìñ
Zack Shakiib Junior
AHmet Wardii
Farxaan Bidixo
Jamaal Apees

Xaabays team

Kooxda Redsea football club  vs Fc Daloodho Koobka bacaadka xidhiidhka kubada cagta
12/08/2023

Kooxda Redsea football club vs Fc Daloodho

Koobka bacaadka xidhiidhka kubada cagta

Address

Hargeisa

Telephone

+252634090809

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Redsea football club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Redsea football club:

Share