Shah wah Group laba

Shah wah Group laba Comedy boy

10/07/2023

Caano geel wali ma cabtay?

02/06/2023

Isha ruuxa deqaa💘

Qalbigana dawayn kara🫀

23/11/2022

Yaa ila mid ah😅🤣

Xulka Qaranka Jarmalka oo maanta la dheelaya dhiggooda Japan ayaa cayaarta ka hor soo galay sawir ay afka gacanta ku hay...
23/11/2022

Xulka Qaranka Jarmalka oo maanta la dheelaya dhiggooda Japan ayaa cayaarta ka hor soo galay sawir ay afka gacanta ku hayaan kaas oo ay ku sheegeen muddahaarad ka dhana dawladda Qadar iyo ururka FIFA.

Xulkan ayaa ku doodaya in laga hor istaagay muujinta iyo xidhashada Astaanta qoom Luudka lagu taageero ee one love ka loo yaqaan.

Dhowaan FIFA ayaa ku goodiday in kaadhka huruudaha ah la siin doono Kabtankii garoonka la soo gala astaamahaas oo ah kuwo ka reebban koobka Adduunka ee sannadkan dhacaya.

Ronaldo ayaa bartiisa Instagram soo dhigay sawir kaas oo uu xiran yahay Sacad ay ku sawiran tahay isagoo gool ka dhalina...
23/11/2022

Ronaldo ayaa bartiisa Instagram soo dhigay sawir kaas oo uu xiran yahay Sacad ay ku sawiran tahay isagoo gool ka dhalinaayo Man United.

23/11/2022

Jawi dagan 🤥

23/11/2022

Viv wadani 🧡

06/09/2022

Videogan baan saawaday manaan qoslin been dheh😆

Address

Hargeisa
Hargeisa

Telephone

+252636393539

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shah wah Group laba posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shah wah Group laba:

Share