27/08/2026
Khamiista iyo Jimcaha waxay kuu furantahay xarunta Ciyaaraha saacadahan hoos ku xusan.
Galinka h**e: 8:00Am-11:30Pm
Galinka danbe:4:00Pm- 8Pm
Maalmaha kale xaruntu waxay furantahay galinka danbe oo kaliya laga bilaabo 2:00 Pm ilaa 8:00Pm.
: Kaantaroolka Galbeed halka uu ka guuray, Kaalinta CumarXaashi Agteeda.
Faahfaahin dheeraad ah, la xidhiidh 📞63 6133393