Dhambaal__fc

Dhambaal__fc DHAMBAAL Football Club waa kooxaha ka ciyaara xaafada new Hargeisa gar ahaan degmada axmed m. Haarun

Happy  18 mY AHpapiH,☆■Eit mUpariĶ,■■■
19/05/2021

Happy 18 mY AHpapiH,☆■
Eit mUpariĶ,■■■

22/04/2021

Training in Ramadan

   Waxaan ogaysiinaynaa dhamaan bahda sportska iyo cid kastoo danaysa ciyaaraha in garoonka Dhambaal__fc  laga bilaabi d...
01/03/2021



Waxaan ogaysiinaynaa dhamaan bahda sportska iyo cid kastoo danaysa ciyaaraha in garoonka Dhambaal__fc laga bilaabi doono koob cusub .

Koobkaas oo noqon KOOXAHA HEERKA SADEXAAD.

Koobabkaas oo socon doona mudo kooban kooxaha ka qayb galayana ay noqon doonaan kooxo kooban .

Cid kastoo danaynaysa amba rabta inay ka qayb noqoto waxay la soo xidhiidhi karaan
Tefoonada hoos ku qoran .


0633061251
0633918282

Allah mahad leh

Qaar kamid ah ciyaartoyda kooxda 🌍 @ New Hargiesa
27/08/2020

Qaar kamid ah ciyaartoyda kooxda 🌍 @ New Hargiesa

23/04/2020

Ramadaan Kariim Dhamaan muslimiinta ku kala Nool daafaha caalamka🌏🌙🌙

TALO:___ 🌳Taager sportiga si loo helo bulsho ka caafimaad qabta qabyaalada🌳

21/04/2020

DHAMBAAL CUP Ayaa isniintii kafurmay Garoonka Dhambaal stadium waxaana F**a isku daray
Fc. Kala baydh vs United Hargeisa

🌳 Tageer sportiga si loo helo bulsho ka caafimaad qabta qabyaalada🌳

C/casiis maxamuud xuseen cali waa mid kamida Bahda kubada cagta ee Dalka somaliland wana ciyaartoy ka tirsan kooxda Heer...
05/04/2020

C/casiis maxamuud xuseen cali waa mid kamida Bahda kubada cagta ee Dalka somaliland wana ciyaartoy ka tirsan kooxda Heerka 2AAD Ee Dhambaal football Club ee casimada Hargeisa gar ahaan xaafada new Hargaisa ee degmada axmed macalin haaruun waxa lagu Nanayza Neymar waxa uu xidha No.10
Neymar waa mid u Hawlan xaqiijinta Hibadiisa iyo u Hawl galida Hadafkiisa waxa uu kudhashay gobolka Togdheer gaar ahaan magala madaxda burco sanadii 2000
Kaas oo uga soo wareegay caasimada sanadii 2012
Neymar waa mid barta wax barashada wana Heerka secondary
intaasi waa sooyaalkii tariikhayd ee Neymar

🌳RaGaNimaDu waa u Dhalasho🌳
01/03/2020

🌳RaGaNimaDu waa u Dhalasho🌳

28/02/2020

TEAM training ⚽️⚽️⚽️

Address

New Hargeisa
Hargeisa

Telephone

+252633918282

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhambaal__fc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share