MoZco Football Club

MoZco Football Club Sports Team

Permanently closed.
AL CAYN FC โšฝ๏ธ EX MOSCOโšฝ๏ธAad ban idinku faraxsanahay๐Ÿ‘Wanaag oo dhan ayan idin rajeeyay, ciyaartoydaydi halkaas iyo meel k...
12/08/2023

AL CAYN FC โšฝ๏ธ EX MOSCOโšฝ๏ธ

Aad ban idinku faraxsanahay๐Ÿ‘

Wanaag oo dhan ayan idin rajeeyay, ciyaartoydaydi halkaas iyo meel kasareysaba wd gaadhi dontan inzh allah.
**e usocda oo dhigiin usareeyah๐Ÿ’ช๐Ÿ‘๐Ÿ‘

KOOXDA MOSCO FOOTBALL CLUB AYAA KA QAYGALAYSA TARTAN LAGA BILAABAYO GAROONKA GURYA SAMO STADIUM EE DEGMADA MAXAMUUD HAYB...
18/07/2023

KOOXDA MOSCO FOOTBALL CLUB AYAA KA QAYGALAYSA TARTAN LAGA BILAABAYO GAROONKA GURYA SAMO STADIUM EE DEGMADA MAXAMUUD HAYBE EE MAGALADA HARGEISA
KOOXDA MOSCO AYAA NASIIB U YEELATAY IN LAGU BILAABO KHAAMISTA OO AY BISHU TAHAY 20/07/2023. CIYAARTA LABAD
KOOXAHA GROUP KA KU WEHELIYA MOSCO AYAA KALA AH KINGS, REAL STAR, HAYAAN.
DIYAAR GAROOW FIICAN AYAAN SAMAYNAY I.ALLAH DIYAAR BAANNA U NAHAY IN AAN KOOBKA KA MUUQANO OO AAN KU GUULAYSANO I.ALLAH.

๐Ÿ† COME ON MOSCO TEAM โšฝ๏ธ

โœ๏ธ๐Ÿ“‹  HERE WE GO ! DONE DEAL Waxa ay Naadiga Mosco Football Club La soo Wareegtay Saddex Ciyaartoy;Abdikarin Ali Ismail B...
26/05/2023

โœ๏ธ๐Ÿ“‹ HERE WE GO ! DONE DEAL

Waxa ay Naadiga Mosco Football Club La soo Wareegtay Saddex Ciyaartoy;

Abdikarin Ali Ismail Booska u Uga Ciyaari Doono Difaac.
Hamze Ibrahim Abdi Booska u Uga Ciyaari Doono Difaac.
Jimcaale Hasan Osmaan Booska u Uga Ciyaari Doono Dhex

Waxan Leeyhy Ku Soo Dhawaada Naadi Midaysan Welcome To team mozco โšฝ๏ธ๐ŸŸ๐Ÿ†๐Ÿฆ

Waxan Aad ugu soo dhawaynaya Gudoomiyaha 1aad ee Naadiga Mosco Mudane Sadiiq Maxamed Cabdi Shaqo Wacan Gudoomiye ๐ŸŽŠ๐Ÿ™๐Ÿ“‹โœ๏ธ
10/05/2023

Waxan Aad ugu soo dhawaynaya Gudoomiyaha 1aad ee Naadiga Mosco

Mudane Sadiiq Maxamed Cabdi

Shaqo Wacan Gudoomiye ๐ŸŽŠ๐Ÿ™๐Ÿ“‹โœ๏ธ

08/05/2023

Congratulation ๐ŸŽŠ ๐ŸŽŠ ๐ŸŽŠ Mai Boy Team Al Cayn Ex Moscowi ๐Ÿฅ‡๐Ÿ†

Waxan Halkan Hampalyo uga diraya dhmn Kooxda Kubada cagta ee Al Cayn Football Club EX MoZco Football Club Champions ๐Ÿ† ๐Ÿฅ‡ ...
06/05/2023

Waxan Halkan Hampalyo uga diraya dhmn Kooxda Kubada cagta ee Al Cayn Football Club EX MoZco Football Club Champions ๐Ÿ† ๐Ÿฅ‡ ka Degmada Gacan Libaax ๐ŸŽ‰โœจ๏ธ๐Ÿงจ

Friday  Final Match โšฝ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿ† Garoonka M.Ahmed.Ali Stadium ๐ŸŸ Wakhtiga 4.00  Galabnimo MoZco Football Club Guul I.allah Hadal ...
08/03/2023

Friday Final Match โšฝ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿ†

Garoonka M.Ahmed.Ali Stadium ๐ŸŸ

Wakhtiga 4.00 Galabnimo

MoZco Football Club Guul I.allah

Hadal Yar iyo Hawl Badan

Wednesday  Final Match โšฝ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿ† Garoonka Baatuun Stadium Wakhtiga 3.00  Galabnimo MoZco Football Club Guul I.allah Hadal Yar...
01/12/2022

Wednesday Final Match โšฝ๏ธ๐Ÿ‘‰๐Ÿ†

Garoonka Baatuun Stadium

Wakhtiga 3.00 Galabnimo

MoZco Football Club Guul I.allah

Hadal Yar iyo Hawl Badan

Address

Hargeisa
ROAD1

Telephone

+252634848150

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MoZco Football Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MoZco Football Club:

Shortcuts

Share

Category