Dalmar news

Dalmar news Dalmar news

Rasmi Leo Messi ayaa xaqiijiyay inuu sii joogi doono Barcelona xilli ciyaareedka 2020/21 🚨Nagusoo biir saaxip pagekanDal...
04/09/2020

Rasmi Leo Messi ayaa xaqiijiyay inuu sii joogi doono Barcelona xilli ciyaareedka 2020/21 🚨

Nagusoo biir saaxip pagekanDalmar newss

Luis Suarez ayaa ogolaaday inuu ku biiro Juventus, iyadoo kaliya la go’aaminayo mushaarkiisa Barcelona, ​​sida uu warina...
04/09/2020

Luis Suarez ayaa ogolaaday inuu ku biiro Juventus, iyadoo kaliya la go’aaminayo mushaarkiisa Barcelona, ​​sida uu warinayo Guillem Balague

Kusoo biir pagekan Dalmar news

Jumca Mubarak meel walba ay joogaan muslimiinta.  Kusoo biir pageka Dalmar news
04/09/2020

Jumca Mubarak meel walba ay joogaan muslimiinta.

Kusoo biir pageka Dalmar news

MADOWGU WAA QURUX  😍💓Jumca Mubarak my freidsKusoo biir pagekan Dalmar news
03/09/2020

MADOWGU WAA QURUX 😍💓
Jumca Mubarak my freids

Kusoo biir pagekan Dalmar news

Cristiano Ronaldo ayaa laga yaabaa inuu seego kulamada Portugal ee Nations League vs Croatia iyo Sweden sababo la xiriir...
03/09/2020

Cristiano Ronaldo ayaa laga yaabaa inuu seego kulamada Portugal ee Nations League vs Croatia iyo Sweden sababo la xiriira infekshan ku dhacay cagtiisa, sida uu warinayo Di Marzio

Fadlan kusoo biir pagekana Dalmar news

Sergio Ramos" ma doonayo inuu messi ka tago kooxda .!!Waar malaha run ka ma aha Ramos hadalkaasiFadlan kusoo biir pageka...
03/09/2020

Sergio Ramos" ma doonayo inuu messi ka tago kooxda .!!

Waar malaha run ka ma aha Ramos hadalkaasi

Fadlan kusoo biir pagekan Dalmar news

Qiso qiimo badan fadlan hal daqiiqo ila akhriQiimaha SaaxiibtinimmaddaShan sanno ka hor ayuu saaxiibkay geeriyooday, Maa...
03/09/2020

Qiso qiimo badan fadlan hal daqiiqo ila akhri

Qiimaha Saaxiibtinimmadda

Shan sanno ka hor ayuu saaxiibkay geeriyooday, Maantana waxaa si kadis ah la iiga soo wacay telefoonkiisii. Waaba se wiilkiisii 10 jirka ahaa oo igu leh: Waxa aan u baahanahay baaskiil aan ku ciyaaro.

Waxa aan ku idhi waa diyaar oo waan kuusoo iibinayaa, lkn marka h**e ma i taqaan? Wuxuu yidhi Maya kuma aqaan balse waxa aan helay sawir Aabbahay iyo qof kale ay wada galeen oo dhabarkiisa dambe lagu qoray lambarkaaga iyo fariin odhanaysa: "Haddii aad wax u baahataan oo aanan joogin weydiista qofka"

Mention dheh Saaxiibkaa/Saaxiibaddaa

Fadlan kusoo biir pagekan Dalmar news

Horta arsenal ma kooxda ugu tageeraha badanba premiere ligue  ilaa xalay postga isoo maraaba waa arsenale yaabnaye  😋Con...
02/08/2020

Horta arsenal ma kooxda ugu tageeraha badanba premiere ligue ilaa xalay postga isoo maraaba waa arsenale yaabnaye 😋

Congregation arsenal funs 14 AF cup ⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳⏳👈

Fanaankii weynaaye somaliyeed da.uud cali masxaf ayaa maanta ku geeryooday magaalada jigjiga😭😭😭😭Alle waxaynu uga baryayn...
24/01/2020

Fanaankii weynaaye somaliyeed da.uud cali masxaf ayaa maanta ku geeryooday magaalada jigjiga😭😭😭😭
Alle waxaynu uga baryaynaa inuu janooyinkiisa fardawsa geeyo

Manchester United ayaa guuldarro ka soo gaartay kooxda Burnley kulan ka dhacay Old Trafford  realmadrid iyo Barcelona oo...
22/01/2020

Manchester United ayaa guuldarro ka soo gaartay kooxda Burnley kulan ka dhacay Old Trafford realmadrid iyo Barcelona oo iyana dirqi kaga badiyey laba koxoodo heerka sadexaada iyo ninkii ronaldo ahaa oo sii wata gooldhalintiisi cajiibka ahayd Roma ayey 3:1 kaga badiyeen

:: SAWIRKA MAANTA ::Wiilasha Mikel Arteta oo ku bashalay stamford bridge  Kulankii London Derby oo la isku garab dhacay,...
22/01/2020

:: SAWIRKA MAANTA ::

Wiilasha Mikel Arteta oo ku bashalay stamford bridge Kulankii London Derby oo la isku garab dhacay, xilli aan aragnay 10 xiddig oo ka wanaagsan 11-kale.

Gabriel Martinelli 🔥🔥
21/01/2020

Gabriel Martinelli 🔥🔥

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share