10/09/2020
AsC dhaamaan aSaXBTa HaLKaN IGaLa SoCoTa
MAAMULKA tobabarayaasha ciyaaryahanada M.MOOGEACADEMY FOOTBALL CLUB waxay leeyhiin. (( SOONOQO ADOO NABADA ))
waa kuma ?
NAME :. SADAAM CABDIFATAAX XASAN (SON )
Ciyaatyahankan ayaa mudadiisii fasaxa uu kujoogay caasimada HARGAYSA uu soodhamaaday Kaas oo dib ugulaabanaya MAGAALADIISA jigjiga maalinta Bari ah
Ciyaatyahankan ayaa laqaatay M.MOOGE ACADEMY FOOTBALL CLUB maalmo quruxbadan iuo guulo wax ku ool ah Kaas oo m.mooge academy kula guulaystay in inay usoobaxdo wareega QOETER FINALKA
Waxay sabootinayaan ciyaaryahanada sobabaraha M.MOOGE ACADEMY MAAMULKA ciyaaryahanankan oo ay leeyhiin
---------------SOO NOQO ADOO NABADA-------------------------