SSN TV

SSN TV Fadlan nagu soo biir si aad ula socoto wararka sports xili kasta iyo goor kasta

isku aadka UEFA Europa League oo maanta lasameyay iyo siday is kugu dhacayaan kooxuhu khamiisley
26/08/2022

isku aadka UEFA Europa League oo maanta lasameyay iyo siday is kugu dhacayaan kooxuhu khamiisley

Haaland oo si rasmi loogu dhawaaqay maaliyada uu xidhandoono lanbarkeeda Suaalashu waxay tahay imisaad isleedahay wuu ku...
11/07/2022

Haaland oo si rasmi loogu dhawaaqay maaliyada uu xidhandoono lanbarkeeda

Suaalashu waxay tahay imisaad isleedahay wuu kudhalinaya lambarka 9aad ?15 20 30

Breaking Manchester city ayaa LA saxiixatay ciyaaryahankii saddexaad muddo lix sanno ah  kalvin Phillips "Ma umalaynasaa...
05/07/2022

Breaking Manchester city ayaa LA saxiixatay ciyaaryahankii saddexaad muddo lix sanno ah kalvin Phillips
"Ma umalaynasaa in xagaagan xiga aad qaadidoonto Manchester city horyaaL PL?

Breaking Cristiano Ronaldo oo waydiistay Manchester united inay fasaxdo Hadii kaaxo kale soo dalbato hadaba cristiano ma...
03/07/2022

Breaking Cristiano Ronaldo oo waydiistay Manchester united inay fasaxdo Hadii kaaxo kale soo dalbato hadaba cristiano mayuu ku biiri karaa kooxaha chelsea iyo real madrid.....

Address

Bada Cas
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SSN TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category