Dunida ciyaarah 48 com

Dunida ciyaarah 48 com Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dunida ciyaarah 48 com, Sports, Hargeisa.

25/05/2020

Chelsea have been targeting a striker signing since the January transfer window.

xidiga kooxda chelsea ee tmmy abraham oo lahad lay saaxbkiisii kooxda Astan villa Garelish
03/05/2020

xidiga kooxda chelsea ee tmmy abraham oo lahad lay saaxbkiisii kooxda Astan villa Garelish

14/04/2020

Midee Faa’iidada Ugu Badan Heli Kara Haddii Ay Barcelona Aqbasho Dalabka Inter Milan Ee Antoine Griezmann Oo Ay Ku Badalato Lautaro Martinez ? April 14, 2020 Mahamoud Batalaale Tan iyo xagaagii la soo dhaafay kooxda Barcelona ayaa daba socotay saxiixa xidiga kooxda Inter Milan ee Lautaro Martinez ...

13/04/2020

Go’aanka Adag Ee Uu Erling Haaland Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Borussia Dortmund Oo La Ogaaday – Miyuu Doonayaa Inuu Deg-Deg Ugu Biiro Real Madrid? April 13, 2020 Apdihakem Omer Adem Aragtida da’yarka Borussia Dortmund ee mustaqbalkiisa ayaa faalo laga bixiyay xilli ay maalmihii ugu dambeeyay ji...

13/04/2020

DEG-DEG: Real Madrid Oo Arsenal Xidhiidh Kala Samaysay Saxiixa Aubameyang Iyo Barca & Man United Oo Tartanka Looga Guulaysanayo. April 13, 2020 Mahamoud Batalaale Kooxda Real Madrid ayaa maamulka Arsenal xidhiidh kala samaysay saxiixa xidiga reer Gabon ee Aubameyang kaas oo mudooyinkii ugu danbeeyay...

13/04/2020

WAJI CUSUB: Tartankii Timo Werner Oo Waji Cusub Yeeshay, Liverpool & Chelsea Oo Loo Kala Gar-Qaaday Iyo Kooxda Fursada Fiican Imika Haysata April 13, 2020 Apdihakem Omer Adem Tartanka loogu jiro weeraryahanka Red Bull Leipzig ee Timo Werner ayaa u muuqda mid waji kale yeeshay, wararkii h**e ayaa u b...

Kooda chelsea ayaa xaqiijisay in ay la soo wareegtay countiho qaab amaah ah laga 13 milyan ah iyo iyadoo dook u haysta i...
09/04/2020

Kooda chelsea ayaa xaqiijisay in ay la soo wareegtay countiho qaab amaah ah laga 13 milyan ah iyo iyadoo dook u haysta in ay iibsan karto lacg dhan 60 milyan ka warama chelsea snadka danbe Coutinho pulisic ziyach waa loo yaabaa kooxa eplka sandka danbe 💥💥

09/04/2020

JAWAAB LA SUGAYAY: Oliver Giroud Oo Jawaabtii Dunida Ka Sugaysay Siiyay Karim Benzema Oo Dhawaan Yasay & Erayada Ku Xanuujiyay Nabaradii Benzema. April 1, 2020 Apdihakem Omer Adem Weeraryahanka kooxda Chelsea iyo xulka qaranka France ee Oliver Giroud ayaa jawaab dhawaanahanba la sugayay soo siiyay d...

03/04/2020

DAGAAL: Chelsea Oo Barcelona Kaga Nixisay Dalab Lama Diidaan Ah Oo Ay Ka Gudbisay Lautaro Martínez. April 3, 2020 Mahamoud Batalaale Kooxda Chelsea ayaa dalab qaali ah ka gudbisay xidiga bartilmaameedka wayn u ahaa Barcelona ee Lautaro Martínez waxayna Blues qaaday talaabo naxdin ku abuurtay maamu...

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dunida ciyaarah 48 com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category