Mohamed abdi

Mohamed abdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed abdi, Gym/Physical Fitness Center, Hargeisa.

kulanka caawa liverbool vs man city aan ogaano kooxda 70% guuleysan kartaMan city❤️liverbool🥰
30/07/2022

kulanka caawa liverbool vs man city aan ogaano kooxda 70% guuleysan karta

Man city❤️
liverbool🥰

Cristiano Ronaldo ayaa sahaminaya Suurtagelinta inuu ku buuro kooxda atlanteco madrid sida Laga soo xigtey ASma dhici do...
18/07/2022

Cristiano Ronaldo ayaa sahaminaya Suurtagelinta inuu ku buuro kooxda atlanteco madrid sida Laga soo xigtey AS

ma dhici doonta?

Gabar somaliyed oo 1million Followers Gaartay oo Tiktoktii laga xiray.Najma oo ku Magac dheer MSS world kana mid ah shak...
03/02/2022

Gabar somaliyed oo 1million Followers Gaartay oo Tiktoktii laga xiray.

Najma oo ku Magac dheer MSS world kana mid ah shakhsiyaadka ugu caansan Tiktok ayaa shalay Gaartay 1million Followers balse isla shalay ayaa laga xiray Tiktoktii.

Dadku waxay ku tilmaameen arintaas Farxadii murugada isu badashay.

Maxaad kula Talin lahayd Najma ma in ay iska dayso Tiktok oo dhan mise in ay mid kale Furato ?

Rasmi Adame Traore ayaa dib ugu soo laabtay Barcelona 7 sano kadibIska jir Ninka Barce ay la wareegtay waakan ugu gambis...
29/01/2022

Rasmi Adame Traore ayaa dib ugu soo laabtay Barcelona 7 sano kadib

Iska jir Ninka Barce ay la wareegtay waakan ugu gambiska badan Yurub oo cidihii kahortimaada waa dardarayaa taas waa wax Barce laga waayay ayaantan kadib Messi,Neymar ilaa Ronaldinho

29/01/2022

Page kan hala share gareeyo asxaabey💯

30/08/2021

New bage Like iyo share nagu caawi walaal mahadsanid

Walashen yurub geenyo oo xaaladeedu culus tahy uso ducee walal😥
20/12/2020

Walashen yurub geenyo oo xaaladeedu culus tahy uso ducee walal😥

Xariif sidan uga shakisantahy     So dheH😂
11/12/2020

Xariif sidan uga shakisantahy So dheH😂

11/12/2020

fadlan bage kan like zaara aZxabey

Address

Hargeisa
IIDCABDI

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share