GULED ABDI

GULED ABDI WAXAAD KA HELAYSA PAGE-KAN WARARKA CIYARAHA IYO SUUQA MAR WALBA
FADLAN WAXAAN KA CODSANAYAA IN AAD NAGU SO BIIRTO WLL

Man United
29/07/2024

Man United

Eid mubarak dhammaantiinba Alle ciidan ciideeda bashbash iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo acmaashii bisha ramadaana Alle...
10/04/2024

Eid mubarak dhammaantiinba Alle ciidan ciideeda bashbash iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo acmaashii bisha ramadaana Alle ha inaga aqbalo.

Waxa aan hambalyo iyo bogaadin weyn u dirayaa si kal iyo laab leh Kooxda kubadda cagta ee Dawladda Hoose ee Burco oo gal...
05/03/2024

Waxa aan hambalyo iyo bogaadin weyn u dirayaa si kal iyo laab leh Kooxda kubadda cagta ee Dawladda Hoose ee Burco oo galabta si xarrago leh ugu guuleystay Koobka horyaalka horyaallada Jamhuuriyadda Somaliland oo ka soconayey muddoonyinkii u dambeeyey magaalada Berbera.

“ Burco waxa ay ku taallaa
Xiddida tin iyo cidhib
Tabinaaya dhiiggee”

Hambalyo hanadadii Burcaawiyiinta ee Alamsaawiyiinta ahaa!

Saxaafada aduunka ayaa si niyad jab leh uga falcelisay hanshada messi ee abaalmarinta The Best iyaga oo ku tilmaamay fad...
16/01/2024

Saxaafada aduunka ayaa si niyad jab leh uga falcelisay hanshada messi ee abaalmarinta The Best iyaga oo ku tilmaamay fadedxad sidoo kale wax weyn ka dhintay muhiimada abaalmarintan waayo xitaa Leo messi muu soo xaadirin taasina waxay cadeyn wayn u tahay hoos u dhaca qiimaha abaalmarintan oo aad uga danbeysa Ballon dorka.

Xaqiiqada messi iyo Xidignimadiisa waxba ku kordhin mayso abaalmarintani kana dhimi mayso Balse ma jirto qiimeyn ciyaariyahan laba sano ka hor koob uu ku guuleystay lagu qiimeeyo xitaa koobkaasi hadii uu yahay koobka aduunka, Messi faaido weyn ayay u tahay Laakin fifa guuldaro iyo dhirbaaxo weyn ayay u tahay waayo sanadaha danbe xitaa la qiimeyn maayo abaalmarintan.

Cr7
06/08/2023

Cr7

RaMaDaN MuPAaRiK UMaTuL MoHaMeTH🌙```
22/03/2023

RaMaDaN MuPAaRiK UMaTuL MoHaMeTH🌙```

Waa hubanti qofka mu'minka eh inuu rabi rajeenayo oo aan camal keenu ku filneen marnaba janno oo aan camal keenu ku filn...
02/03/2023

Waa hubanti qofka mu'minka eh inuu rabi rajeenayo oo aan camal keenu ku filneen marnaba janno oo aan camal keenu ku filneen marnaba ineenu naar ka badbaadno oo Nabi Muhammed {SCW} ayaa leh midkiina camalkiisa janno kuma galayo walaa adiga ayee ku dheheen saxaabadii walaa aniga ayuu ku dhahay Nabbigu in ilaahay ii naxariisto mooyaanee. Laakiin waxaa loo baahan yahay ilaahay naxariistiisa inaad kasbato oo keensato iyo sidaad ugu biiri leheed kuwa ilaahay unaxariisto.
ilaahayow waan kaa cararayaayee ii naxariiso miyee macquul tahay ?
ilaahayow waqtigayga wax kalaan ku bixinayaayee ii naxariiso miyee macquul tahay?
ilaahow kuuma jeedee ii naxariiso, ilaahow naar ka baqi maayee ii naxariiso, ilaahow janno dooni maayee igali u xoogsan maayee igali. Waa qaladan tahay. Waxaa sax eh ilaahow cadaabkaaga ka baqayaaye iga badbaadi, ilaahow jannadaadaa rabaaye igali Laakiin camalku uu jiro.
Dadkeenaan hada jooga Rajadaa inagu badan inagoon camalkii haynin, laakiin saalixiyiintii caksi beey ahaayeen iyagoo camalkii haayo ayaa hadana cabsidu ku badneed.
Wa habeen Jimco ah aan badino saliga Nabbiga walaalyaal{ NNKH}.

GULED ABDI

4 gool Qeybta h**e walee caawa Meeshaan Ciyaar cimaamadan ayaa taal
21/02/2023

4 gool Qeybta h**e walee caawa Meeshaan Ciyaar cimaamadan ayaa taal

📸 | Taageerayaasha Man United ayaa dhamaantood ah taageerayaasha Madrid caawa halka taageerayaasha Madrid ay dhamaantood...
21/02/2023

📸 | Taageerayaasha Man United ayaa dhamaantood ah taageerayaasha Madrid caawa halka taageerayaasha Madrid ay dhamaantood noqon doonaan taageerayaasha United maalinta khamiista ah. Real United 🤝

Goat ku wuxuu ka tagi doonaa tabac qurux badan 😍Tani waa sameynta shaqsiga ugu wanaagsan Tariikhda kubada cagta Greatest...
19/02/2023

Goat ku wuxuu ka tagi doonaa tabac qurux badan 😍

Tani waa sameynta shaqsiga ugu wanaagsan Tariikhda kubada cagta Greatest of all time cr7🐐❤️🙏

GULED ABDI

4 ayuu dhaliyay caawaWuxuu gaaray 500 League goals ✍️ Wuxuu maraaya 61 hat-tricks ✍️30 hatrick intuusan gaarin 30 Jir ✅3...
10/02/2023

4 ayuu dhaliyay caawa

Wuxuu gaaray 500 League goals ✍️
Wuxuu maraaya 61 hat-tricks ✍️

30 hatrick intuusan gaarin 30 Jir ✅

31 hatrick ne 30 Jir wixii ka dambeeyay ✅

Wuxuu haatan jiraa 38 ✔️

Rasmi Cancelo aya Bayern Munich ku biiray si amaah ah Inta ka Dhiman Xili Ciyaareedka
31/01/2023

Rasmi Cancelo aya Bayern Munich ku biiray si amaah ah Inta ka Dhiman Xili Ciyaareedka

Address

Hargeisa
SPORTS

Telephone

+252634109463

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GULED ABDI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GULED ABDI:

Share