Jig-Jiga Yar Basketball

Jig-Jiga Yar Basketball Jig-Jiga Yar Basketball & Volleyball Staduim

Welcome Home Mohamed Khadar Mohamed
17/03/2024

Welcome Home Mohamed Khadar Mohamed

16/09/2023

Xildhibaan ahmed khaliif golaha baarlamaanka oo kusoo biiray dhalinyarada difaacanaysa garoomada kubada cagta ee iyo kolaygaba siaan looga iibsan

15/09/2023

Garoonka jig jiga yar iib maaha

إينا لله وإنا عليه راجعونTacsi Ciyaartoyga iyo maamulka kubada kolayga      jig- jiga yar  Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u d...
23/07/2023

إينا لله وإنا عليه راجعون
Tacsi

Ciyaartoyga iyo maamulka kubada kolayga jig- jiga yar Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii,Qaraabadii iyo Kooxda Goodir ee heerka Koobaad ee Caasimadda Hargeysa ee uu ka baxay Ciyaaryahan Khaalid Beegsi oo caawa ku geeriyooday Caasimadda Hargeysa.

Alle ha u Naxariisto!.

Inalilahi Wa Ina iLeyhi rajicuun Waxa  Geriyooday Gudomiyihii Xidhidhka Kubada Kolayga Gobolka Togdheer Gudomiye Xamse D...
24/06/2023

Inalilahi Wa Ina iLeyhi rajicuun Waxa Geriyooday Gudomiyihii Xidhidhka Kubada Kolayga Gobolka Togdheer Gudomiye Xamse Dacar

Alle Wxa Aynu Uga Baryeynaa Inuu Alle Naxaristii Jano Ka waraabiyo Danbigisana Alle Dhaafo Kitabkisana Midigta Alle Ka Siyo😭

Aynu U Wada Duceyno🤲

Ciyaartaa furista iyo caawa
08/04/2023

Ciyaartaa furista iyo caawa

Dhamaan dad weynaha jecel ciyaarista kubada lalliska(Volleyball) Waxa in uu furmi doonaa tartankii bisha barakeysan ee R...
07/04/2023

Dhamaan dad weynaha jecel ciyaarista kubada lalliska(Volleyball) Waxa in uu furmi doonaa tartankii bisha barakeysan ee Ramadan Inoogu garoobka Habeen Dambe.
Ka soo qayb gal wanaagsan

31/01/2023

Alle ha u naxariisto faarax bashiir faarah kaahiye oo uu maanta uu naxasuusiyo in aynu u ducayno Alle naxariisti jano ka waraabiyo

Aamin aamin

08/01/2023

The little jig jig player switch has always been the first in basketball in Somaliland

SAWIRO: KUBADA LALISKA JIG JIGA YAR STADIUM
10/12/2022

SAWIRO: KUBADA LALISKA JIG JIGA YAR STADIUM

Innaali laahi wa innaa ileyhi Raajicuun.Waxaa maanta xaqii u yimi ciyaartoy marxuum cumar da'uud ismacil waxa aan Alle u...
28/10/2022

Innaali laahi wa innaa ileyhi Raajicuun.

Waxaa maanta xaqii u yimi ciyaartoy marxuum cumar da'uud ismacil waxa aan Alle uga baryaynaa in uu janooyinkisa ugu deeqo

Waa Geeri Xanuun badan ,ugu horayn bahda kubada kolayga jig jiga yar , waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii, Asxaabtii, Qaranka Somaliland iyo Bahda Ciyaaraha Somaliland ee uu ka baxay marxuumku.

Marxuumku wuxuu ka mid ahaa Ciyaartoy Ka Tirsan Kooxda kubada kolayga ee goodir ,marxuumku wuxuu ku sifoobay dedaal, karti iyo daacadnimo .

Alle naxariistii janno haka waraabiyo, qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo ciidamada Asluubtana samir iyo iimaan saadiqa haka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin

Hambalyo            HambalyoNaadiga Kubada kollayga Jig-Jiga Yar ayaa ku Guuleystay Horyaalka Heerka Labaad kubada kolay...
29/09/2022

Hambalyo Hambalyo
Naadiga Kubada kollayga Jig-Jiga Yar ayaa ku Guuleystay Horyaalka Heerka Labaad kubada kolayga ee Caasimada Somaliland
Somaliland Basketball Federation

Address

Road Number 1 Jig Jiga Yar
Hargeisa
SO

Telephone

+252634718040

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jig-Jiga Yar Basketball posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jig-Jiga Yar Basketball:

Share