Hilaac

Hilaac I am young business man, manager of Lacagside Company, Like and follow my page Thank you.

Jumlad iyo Tafaariq waa diyaar kala soo xidhiidh 0634436529 ama 0659604437
21/07/2023

Jumlad iyo Tafaariq waa diyaar kala soo xidhiidh 0634436529 ama 0659604437

Diyaar weeye safarkanni hadda dalbo hadda qaado
22/06/2022

Diyaar weeye safarkanni hadda dalbo hadda qaado

Dhamaantood waa safaro cusub welcome Hilaac Market
08/06/2022

Dhamaantood waa safaro cusub welcome Hilaac Market

Hilaac Shopping Center iyo.Safaro Cusub
05/06/2022

Hilaac Shopping Center iyo.Safaro Cusub

Safaro Cusub iyo Dukaanka Hilaac Market
04/06/2022

Safaro Cusub iyo Dukaanka Hilaac Market

Beerta RAJIXI Waa Beer TImireedda Ugu Weyn Dunida, waxay ku taallaa magaalada bureydah Ee sucuudiga, bedka ay beertu ku ...
12/11/2021

Beerta RAJIXI Waa Beer TImireedda Ugu Weyn Dunida, waxay ku taallaa magaalada bureydah Ee sucuudiga, bedka ay beertu ku fadhido waa 5,466 hiktar, beerta waxaa yaalla 200,000 oo Geed timireed ah, waxaa lagu beeray 44 nooc Oo timir ah, sanad walbana waxay beertu soo Saartaa 5000 ton oo timir ah.

Mashruuca lagu beeray beertan waxaa Maalgeliyey maal-qabeenka sucuudiga ah ee Lagu magacaabo suleyman Rajixi , Miraha ka Soo go'a beerta waxaa lagu bixiyaa Labada Masjid ee barakaysan Xaramka iyo Masjidka Nebiga (NNKH), si ay muslimiinta sooman ugu Afuraan Bisha Ramadaan.

Sanadkii 2005 ayaa loo diiwaan geliyey inay Tahay Beer Timireedda Ugu Weyn Dunida.

Waa caasimad ka mid ah caasimadaha ugu Caansan qaarada yurub, isku day inaad sheegto magaceeda?Like , share and comment ...
12/11/2021

Waa caasimad ka mid ah caasimadaha ugu Caansan qaarada yurub, isku day inaad sheegto magaceeda?

Like , share and comment it's important

26/09/2021

QOSOL: Dalka shiinaha ayaa soo saaray mishiin soo qabta tuugada tijaabadii ugu horeesy waxa lagu sameeyay dalka talyaniga 20kii daqiiqo ee ugu horeesy waxa uu soo qabty 40 tuug mareykanka ayaa la geeyay 20kii daqiiqo ee ugu horeesay wxu so qabtay 20 tuug

Somalia aya la keenay 3dii daqiiqo e ugu horeesay Mishiinki dhan ayaaba la xaday 😂😂

Address

Hargeisa

Telephone

+252634436529

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hilaac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hilaac:

Share