Faras Sports

Faras Sports Falanqaynta ciyaaraha dalka iyo dibadaba

Sadaali Kulamada La ciyaarayo Maanta Horyaalka Ingriiska
25/01/2025

Sadaali Kulamada La ciyaarayo Maanta Horyaalka Ingriiska

Liverpool ayaa si dheeratsray Hogaanka Horyaalka Ingriiska kulan ay 1-0 kaga adkaden kooxda Crystal Palace wareega 7aad ...
05/10/2024

Liverpool ayaa si dheeratsray Hogaanka Horyaalka Ingriiska kulan ay 1-0 kaga adkaden kooxda Crystal Palace wareega 7aad Premier League

Liverpool ayaa hal Goal ku leh kooxda Crystal Palace Qaybtii H**e kulanka Goal u dhaliyay Xidigeeda Dioga Jota
05/10/2024

Liverpool ayaa hal Goal ku leh kooxda Crystal Palace Qaybtii H**e kulanka Goal u dhaliyay Xidigeeda Dioga Jota

Kulamada La ciyaarayo Maanta Horyaalka Ingriiska
05/10/2024

Kulamada La ciyaarayo Maanta Horyaalka Ingriiska

Kulamada La Ciyaarayo Caawa Horyaalka Uefa Champions League Sadaali Yaa Gulaysan Doona ?
01/10/2024

Kulamada La Ciyaarayo Caawa Horyaalka Uefa Champions League

Sadaali Yaa Gulaysan Doona ?

Kulanka Maanta:Derby Madrid Atletico Vs  Real MadridTime:10:00Pm
29/09/2024

Kulanka Maanta:
Derby Madrid

Atletico Vs Real Madrid
Time:10:00Pm

Guuldaradii ugu horaysay Aya La dhandhansiiyay Hansi Flick iyo Barcelona ba 😂Kooxda Osasuna ayaa 4-2 ku garaacday Barcel...
28/09/2024

Guuldaradii ugu horaysay Aya La dhandhansiiyay Hansi Flick iyo Barcelona ba 😂

Kooxda Osasuna ayaa 4-2 ku garaacday Barcelona kulan Ka tirsan horyaalka Spain ⛔️

Bayern Munich iyo B.Lverrkusen ayaa Barbaro 1-1 ku Heshiiya Kulankii Derby ga ahaa Ee Bundesliga ha
28/09/2024

Bayern Munich iyo B.Lverrkusen ayaa Barbaro 1-1 ku Heshiiya Kulankii Derby ga ahaa Ee Bundesliga ha

Liverpool ayaa La wareegta Hogaanka Premier League iyadoo 2-1 kaga Adkaatay Kooxda Wolves
28/09/2024

Liverpool ayaa La wareegta Hogaanka Premier League iyadoo 2-1 kaga Adkaatay Kooxda Wolves

Manchester City waxay Barajo 1-1 la gashay Kooxda Newcastle United iyadoo Lacbkeeda Haaland Anu Wax Goal dhalin kulnkiis...
28/09/2024

Manchester City waxay Barajo 1-1 la gashay Kooxda Newcastle United iyadoo Lacbkeeda Haaland Anu Wax Goal dhalin kulnkiisii ugu horeeyay Horylka sanadkan.

Chelsea waxay 4-2 ku garaacday Kooxda Brighton kulan uu afarlay dhaliyay laacibkeeda Cole Palmer

Arsenal Ayaa Guul ay ku dhibaatootay ka gaartay kooxda Leicester kulan kusoo dhamaaday 4-2

Rikoodh cusub ayuu dhigay  xiddiga blues Ee Cole Palmer ⭐️Cole Palmer waa Laacbkii ugu horeeyay Ee taariikhda Premier Le...
28/09/2024

Rikoodh cusub ayuu dhigay xiddiga blues Ee Cole Palmer ⭐️

Cole Palmer waa Laacbkii ugu horeeyay Ee taariikhda Premier League ee dhaliyay 4 goal Haafka H**e Kulamada Premier League 🔥

Cole Palmer ayaa 31 daqiiqo Wax ka yar Ku dhaliyay Hat-trick kulan ay kooxdiisu la ciyaaraysay kooxda Brighton kulan ka ...
28/09/2024

Cole Palmer ayaa 31 daqiiqo Wax ka yar Ku dhaliyay Hat-trick kulan ay kooxdiisu la ciyaaraysay kooxda Brighton kulan ka tirsan usbuca 6aad Ee Premier League 🔥

Daqiqadi 21,28,31 ayu kala dhaliyay sadexda goalba

Address

Main Street
Hargeisa

Telephone

+2524143443

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faras Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Faras Sports:

Share

Category