21/02/2024
Tani waa kubadii aan ku dhaawacmay
Alxamdulilah Alle waa iisahlay hada caafimad kaygu waa 100% Alxamdulilah
Asxaapta iyo Family Isoo duceynayy Alle Ha ii aqbalo ducadiina insha Allah waxan rajaynaya inaan sisaydii Kuso noqdo