18/08/2026
Talo Kusocota Dhalinyarada Ragga ah
Nimanyoow Saddex Qodob Waa muhiim, in aad Noloshaada kudabaqdo. Waa Hadii aad tahay Nin dhalinyaro oo Halgankiisa Nololeed kujira oo diyaar ah.
1: Shaxaadka/ Weligaa Shaxaatanka iska ilaali, oo iska ilaali inta aad Iska ilaalin Kartid. Hadii Kale, Qofka aad Shaxaadaysaa Hanoqdo Qof aad Wax isweydaarsataan, Si kale isna Maalintiisa Kugu Baxsada.
2: Daba Cararka Hablaha/ Hadii Xaaladaadu tahay inantii Qurux badanba Luuqeeda ayaan taagnaanayaa, Weli Halgan Nololeed kuuma bilaabman. Waana Lagu Xikmad Guuraa Caydhsiga Hablaha, Dantaada iyo Halgankaaga Nololeed uun Wado Hadii Gabadh Aad isla Jaanqaadaan Heshid inta Halganku Kuu Socdo, Iyada ku Koobnow, Wanaaji.
3: Privacy/ Waa Muhiim Privacy-gu Hanoqon Qof Xogtiisa oodhan lahayo, ama Suuqa taalo. Sida Halka uu dhigto Waxa uu ka shaqeeyo, Waxa uu qabto, Waayihiisa, Adigu Is uruuri inta Dedaalkaaga ah.