Mohamed Ahmed Carap

Mohamed Ahmed Carap halkan waxaad ka heleysaa dhamaan wararka iyo xogtiii ugu danbeyse ee xogaha sport

HAMBALYO BARCELONA AYAA QAADAY Markeedii 27 aad horyaalka La Liga waana kii ugu horeeyay Xavi
14/05/2023

HAMBALYO BARCELONA AYAA QAADAY Markeedii 27 aad horyaalka La Liga waana kii ugu horeeyay Xavi

Barcelona oo garaacday Real Madrid kulanka lugta koobaad ee koobka Copa Del Rey.
02/03/2023

Barcelona oo garaacday Real Madrid kulanka lugta koobaad ee koobka Copa Del Rey.

Arsenal ayaa 5 dhibcood oo Nadiif ah ku qabatay hogaanka Premier league
01/03/2023

Arsenal ayaa 5 dhibcood oo Nadiif ah ku qabatay hogaanka Premier league

Qeybta horaba Arsenal 2-0 Everton
01/03/2023

Qeybta horaba Arsenal 2-0 Everton

Real Madrid oo ku guulaysatay koobka kooxaha aduunka.
11/02/2023

Real Madrid oo ku guulaysatay koobka kooxaha aduunka.

Barcelona oo guul gaadhay hogaankana sii dheeraysatay.
28/01/2023

Barcelona oo guul gaadhay hogaankana sii dheeraysatay.

Manchester City oo garaacday Arsenal kana reebtay koobka FA Cup-ka.
27/01/2023

Manchester City oo garaacday Arsenal kana reebtay koobka FA Cup-ka.

Arsenal 3-2 Manchester United.Arsenal oo guul weyn gaadhay hogaankana sii dheeraysatay.
22/01/2023

Arsenal 3-2 Manchester United.

Arsenal oo guul weyn gaadhay hogaankana sii dheeraysatay.

Ciyaaryahanka reer Morooko ee Ashraf Xakiimi ayaa ku guulaystay Billada Xiddiga ciyaaraha ee sannadka, taas oo lagu gudd...
22/01/2023

Ciyaaryahanka reer Morooko ee Ashraf Xakiimi ayaa ku guulaystay Billada Xiddiga ciyaaraha ee sannadka, taas oo lagu guddoonsiiyey magaalada Riyaad.

Laacibkan ayaa Billada ku wareejiyey hooyadii oo goob joog ahayd.

Ciyaaryahannada reer Morooko ayaa marar badan soo muuqday iyaga oo maamuusay Hooyooyinkood xilliga ay guulaha gaadhaan.

Al All-Star vs Psg.Kooxaha reer sucuudi ee Al Nassr iyo Al Hilal oo laysku daray ayaa la ciyaari doona kooxda Psg.Caawa ...
19/01/2023

Al All-Star vs Psg.

Kooxaha reer sucuudi ee Al Nassr iyo Al Hilal oo laysku daray ayaa la ciyaari doona kooxda Psg.

Caawa 8:00 ayaa la filayaa inuu dhici doono kulanka weyn ee u dhexeeya Ronaldo iyo Messi

8 dhibcood ayeey ku qabteen hogaanka horyaalka.FT: Spurs 0-2 Arsenal
15/01/2023

8 dhibcood ayeey ku qabteen hogaanka horyaalka.

FT: Spurs 0-2 Arsenal

Chelsea 1-0 Crystal palace.Chelsea oo guul cidhiidhi ah ka gaadhay Crystal palace.
15/01/2023

Chelsea 1-0 Crystal palace.

Chelsea oo guul cidhiidhi ah ka gaadhay Crystal palace.

Address

Hargeisa

Telephone

+252633754222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Ahmed Carap posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Ahmed Carap:

Share

Category