Baade online market

Baade online market waa Ganacsi Online ah

๐Ÿ“ข ๐™ƒ๐’‚๐™ฃ๐’•๐™ž-๐˜ฝ๐’Š๐™ก๐’† ๐‘ฉ๐™ช๐’”๐™ž๐’๐™š๐’”๐™จ ๐™Ž๐’๐™ก๐’–๐™ฉ๐’Š๐™ค๐’๐™จHanti-Bile Business Solutions waa shirkad la-talin iyo xisaabaad ah oo si xirfad leh u bi...
15/12/2025

๐Ÿ“ข ๐™ƒ๐’‚๐™ฃ๐’•๐™ž-๐˜ฝ๐’Š๐™ก๐’† ๐‘ฉ๐™ช๐’”๐™ž๐’๐™š๐’”๐™จ ๐™Ž๐’๐™ก๐’–๐™ฉ๐’Š๐™ค๐’๐™จ

Hanti-Bile Business Solutions waa shirkad la-talin iyo xisaabaad ah oo si xirfad leh u bixisa adeegyo lagu kalsoonaan karo oo ku saabsan xisaabaadka, maamulka maaliyadda, iyo la-talinta ganacsiga.
Waxaan aaminsanahay in ganacsi kastaa uu u baahan yahay nidaam, hufnaan, iyo qorshe cad. Hadafkayagu waa inaan ganacsiyada iyo ururrada siino aqoon, qalab, iyo nidaamyo casri ah oo u sahlaya inay si fudud u koraan suuqa maanta isbeddelaya.

๐Ÿ’ผ ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐ ๐ฎ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ฌ๐š๐ง:
โœ… ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐š๐š๐ & ๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง-๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง: Diiwaan-gelinta iyo soo saarista warbixinnada maaliyadeed ee saxda ah.
โœ… ๐‹๐š-๐“๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐: Qorsheynta miisaaniyadda, maaraynta lacagaha soo galaya iyo kuwa baxaya, iyo qiimeynta halista ganacsiga.
โœ… ๐—๐š๐ฅ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š: Diiwaangelinta iyo dhismaha nidaam maaliyadeedka ganacsiyada cusub, qorsheynta istiraatiijiga ah, iyo hirgelinta nidaamyada xisaabaadka dijitaalka ah.
โœ… ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐จ & ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐๐ก๐ข๐ฌ๐ข๐: ababaro ku saabsan aqoonta maaliyadeed, nidaamyada xisaabaadka, iyo barnaamijyo loogu talagalay ganacsiyada yar-yar iyo ururrada bulshada.

๐Ÿ“ ๐™‚๐’๐™ค๐’ƒ๐™ฉ๐’‚: ๐™Ž๐’–๐™ช๐’’๐™– ๐™ƒ๐’‚๐™™๐’‰๐™ฌ๐’‚๐™ฃ๐’‚๐™–๐’ˆ, ๐™ƒ๐’‚๐™ง๐’ˆ๐™š๐’š๐™จ๐’‚
๐Ÿ“ž ๐‘ณ๐™–๐’Ž๐™—๐’‚๐™ง๐’“๐™–๐’…๐™–: 0634766693 / 0634143595
๐Ÿ“ง ๐‘ฌ๐’Ž๐’‚๐’Š๐’: ๐’‰๐’‚๐’๐’•๐’Š๐’ƒ๐’Š๐’๐’†๐’”๐’๐’๐’–๐’•๐’Š๐’๐’๐’”@๐’ˆ๐’Ž๐’‚๐’Š๐’.๐’„๐’๐’Ž

Macmiil waxaanu kuu keenay kabihii raga oo  ka kooban buudh iyo sandhalba. Qiimaha buudhku waa $18.Qiimaha sandhalkuna w...
17/03/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay kabihii raga oo ka kooban buudh iyo sandhalba. Qiimaha buudhku waa $18.
Qiimaha sandhalkuna waa $16

Hadda ka dalbo Baade online market.

+252-63-8556662

Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.

Macmiil waxaanu kuu keenay qalabkan oo aad si sahlan ugu samaysan karto quraac doonadkaHadda ka dalbo Baade online marke...
27/02/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay qalabkan oo aad si sahlan ugu samaysan karto quraac doonadka

Hadda ka dalbo Baade online market.

+252-63-8556662

Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.

Macmiil waxaanu kuu keenay qalabkan oo aad baradho jebista ku shiilan kartoHadda ka dalbo Baade online market.+252-63-85...
27/02/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay qalabkan oo aad baradho jebista ku shiilan karto

Hadda ka dalbo Baade online market.

+252-63-8556662

Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.

27/02/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay qalabkan oo aad si sahlan oo qurux badan ugu jarjaran karto baradhada iyo khudrada kalaba

Hadda ka dalbo Baade online market.

+252-63-8556662

Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.

Macmiil waxaanu kuu keenay shelveski aad alaabta ku guraynaysay adigoo ku dhejinaya jikada ama suuliga kaasoo ka kooban ...
27/02/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay shelveski aad alaabta ku guraynaysay adigoo ku dhejinaya jikada ama suuliga kaasoo ka kooban shan xabo

Hadda ka dalbo Baade online market.

+252-63-8556662

Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.

27/02/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay shelveski aad alaabta ku guraynaysay adigoo ku dhejinaya jikada ama suuliga.

Hadda ka dalbo Baade online market.

+252-63-8556662

Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.

26/02/2025

Macmiil waxaanu kuu keenay qalabkan amaba mashiinkan oo kuu shiidaya dhammaan Alaabaha qalallan oo dhan

Hadda ka dalbo Baade online market.

+252-63-8556662

Meel kasta oo aad geyiga soomaalidu degto ka joogto waa laguugu keenayaa.

Kusoo dhawoow suuqa Baade Online oo kuu haya gaadhi NOAH oo cusub oo waxyar joogay Model: 2010, cadaan ah fuul decoratio...
04/04/2024

Kusoo dhawoow suuqa Baade Online oo kuu haya gaadhi NOAH oo cusub oo waxyar joogay
Model: 2010, cadaan ah fuul decoration
Qiimuhu waa $5700/NEW

Riix whatsapp Link gan. https://wa.me/message/FHCYHDIYOSLAB1
___________________________________________
Hadda Ka dalbo
CALL : โ˜Ž๏ธ+252 63 4416798 /0654416798

Kusoo dhawoow suuqa Baade Online Market oo kuu keenay khamiisyadii viidka/NEW Riix whatsapp Link gan. https://wa.me/mess...
03/04/2024

Kusoo dhawoow suuqa Baade Online Market oo kuu keenay khamiisyadii viidka/NEW

Riix whatsapp Link gan. https://wa.me/message/FHCYHDIYOSLAB1
___________________________________________
Hadda Ka dalbo
CALL : โ˜Ž๏ธ+252 63 4416798 /0654416798

Kusoo dhawoow suuqa Baade Online Market oo kuu keenay labiskii ciidka ee raga oo dhamays tiran macawis, go'yadii shaalka...
03/04/2024

Kusoo dhawoow suuqa Baade Online Market oo kuu keenay labiskii ciidka ee raga oo dhamays tiran macawis, go'yadii shaalka ahaa, shaadhadh-koodi, cumaamadi iyo kabihii/NEW

Riix whatsapp Link gan. https://wa.me/message/FHCYHDIYOSLAB1
___________________________________________
Hadda Ka dalbo
CALL : โ˜Ž๏ธ+252 63 4416798 /0654416798

Kusoo dhawoow suuqa Baade Online Market oo kuu keenay turaaxadihii sariirta oo wata goglo ama daahyadoodi /NEW Riix what...
30/03/2024

Kusoo dhawoow suuqa Baade Online Market oo kuu keenay turaaxadihii sariirta oo wata goglo ama daahyadoodi /NEW

Riix whatsapp Link gan. https://wa.me/message/FHCYHDIYOSLAB1
___________________________________________
Hadda Ka dalbo
CALL : โ˜Ž๏ธ+252 63 4416798 /0654416798

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 00:00
Tuesday 09:00 - 00:00
Wednesday 09:00 - 00:00
Thursday 09:00 - 00:00
Friday 09:00 - 00:00
Saturday 09:00 - 00:00
Sunday 09:00 - 00:00

Telephone

+252634416798

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baade online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baade online market:

Share