19/05/2021
Maalin Maalmaha kamid ah ayaa si Lama Filaana ah ugu Baxay Dhinaca koonfureed ee caasimada Jamuuryada Somaliland ee Hargaysa Gaar ahaan Deegaanka isha Gobka.
Markii aan Goobta tagay waxa si kadis ah kula kulmay Gabadh Magceeda iigu sheegtay cadar iyo aniga waxa nadhex maray sheekho wadaaga.
Waxa udhacday sidan sheekadii..............
Cadar waa mid kamid ah dhalinyaradii Dalxiiska utimid Deegaan Barwaaqeedka isha Gobka, sidoo kale cadar waxay ka mid lahayd dhalinyardii Dhamaystay jamacadaha dalka jamuuryada Somaliland.
Intaa kadib
Waxa ay bilawday sidii ay u raadin lahayd shaqo ay ku maarayso baahiyaha bushada iyo ta qoskoodaba. Hadaba Markay arintu halkaa marayso waxa ay bilawday cadar inay tagto goob kasta oo loo sheego in shaqo laga heli karo sida xarumaha dawlada iyo kuwo gaar loo leeyahayba.
Hadaba cadar waxay kala kulantay shaqo raadintii
Caqabado kala duwan, sida in la yidhaa?
( adigoo ayo ah ban shaqo ku siinaa iyo arimo kalo badan
Hadab sidaynuwada ognahay Nahay waxa jira Dastuurka uu leeyahay dalkani jamuuryada Somaliland
Kaasoo inoo Qeexayaya xaquuqda Haweenku leeyihiin Dastuurka Dalka.
Maxuu ka yidhi Dastuurka dalku Haweenka..............................................................................
Qodobka 8aad eeDustuurka Somaliland waxa uu sheegayaa sinnaanta muwaadiniinta.
Qodobka 8aad Farqadiisa koowaad.
Muwaadiniinta Somaliland iyadoon Lagu kala saarayn Midabka, Qabiilka, Dhalashada, Luqada, Labiyo Dhadiga, Hantida, mudnaanta, afkaarta I.WM ,waxay sharciga Hortiisa kuleeyihiin xuquuq iyo waajibaad siman.
Qodobka 8aad Farqadiisa 2aad waxa sheegaysaa kala saarraynta iyo Takoorka ku salaysan issirka, abtirsiga,Dhalashada, iyo Deegaanku waa Reebban yihiin isla markaa Barmaamijyada Lagu Cidhibtirayo
Dhaqamada xunxunee soo jireenka ah waa waajib Qaran.
Wadanka shahaadada Hashaqayso.
Saxiibka Baraha Bulshada raygaag waa noo mihiim
Hoosta noogu reeba.
qalinkii: wariye Hamse mahamed ahmed shanbalala.
Alleh ayaa mahad iska leh.