Hoyga ciyaaraha aduunka

Hoyga ciyaaraha aduunka Tabinta nooc walba oo ciyaaraa

12/07/2021

Yaa is leedahay uu uqalmaa balandor
Messi😯
GorjinHo😥
Ronaldo😂

MIYUU HARRY KANE U QALMAY LAACIBKA SANADKA EE PREMIER LEAGEUA MAADAAMUU QAADAY GOOL DHALINTA IYO KUBAD CAAWINTA
07/06/2021

MIYUU HARRY KANE U QALMAY LAACIBKA SANADKA EE PREMIER LEAGEUA MAADAAMUU QAADAY GOOL DHALINTA IYO KUBAD CAAWINTA

01/05/2020

Azc azxapTa izku zoo noQoD wanaGzan wan zoo LaapanaY ciLaD FaRzamo awGeeD zoo RoGaaL ceLinaY wrarka kal zoco hlkan ✋

31/12/2019

Bookho hoYGa ciYaaRaHa ee *mahdi zulieman* youtoubka

XaLaY kooxda real maDrid aYaa maRaDa ka RiDaY kooxa Real sosidad markay kaga madizay 3:1 xalaY gool ay ku hor martay rea...
24/11/2019

XaLaY kooxda real maDrid aYaa maRaDa ka RiDaY kooxa Real sosidad markay kaga madizay 3:1 xalaY gool ay ku hor martay real sosidad uu u dhaliyay xidiga willen jose daqiiqadii 2 aad kadip xiDiga cajiibka ee benzema ayaa ka parpareeyay daqiiqadii 37 aad kupad uu caawimaDeeDa LaHaa moDrij
Kadip valverdi aYaa goal ka lapaad u xigsiiyay daqiuqadii 47 aad kupad uu caawimadeeda lahaa mar lapaad modrij kadip goalkii xaqiijinta guzha waxa dhaliYaY modrij daqiiqadii 74 aad kupad caawinteeda lahaa Benezma

BoQoRka ciYaaRtaNa waXa noQDaY MoDriJ

Please LiKe zaaR page keena ciYaaRaHa

Caawa waxa wada ciyaari doona chealse vs Valencia wakhtiga 10:00
17/09/2019

Caawa waxa wada ciyaari doona chealse vs Valencia wakhtiga 10:00

Kooxda liverpool ayaa wajahi doonta kooxda Napoli kulan kamida champions league markay saacadu tahay 10;00
17/09/2019

Kooxda liverpool ayaa wajahi doonta kooxda Napoli kulan kamida champions league markay saacadu tahay 10;00

Arsenal oo caawa 2 goal ku hor martay waa laga keenay  waa la karkariyey Naziip ayay u yeelatay in laga badin
15/09/2019

Arsenal oo caawa 2 goal ku hor martay waa laga keenay waa la karkariyey

Naziip ayay u yeelatay in laga badin

Abraham oo sheegay in uu taageero weyn u yahay drogba
15/09/2019

Abraham oo sheegay in uu taageero weyn u yahay drogba

Kooxda Barcelona ayaa ciqaab xanuun BADAN kaga adkaatay kooxda Valencia markay kaga adkaatay 5:1 golashaa oo ka imaaday ...
15/09/2019

Kooxda Barcelona ayaa ciqaab xanuun BADAN kaga adkaatay kooxda Valencia markay kaga adkaatay 5:1 golashaa oo ka imaaday 1 goal A.fati 1 goal de Gon 1 goal pice 2 goals zuarez

Kooxda real Madrid ayaa kusoo laapatay izdapa zocodka guulaha markay 3:2 ku ciqaabtay kooxda levante golashaa oo ka imaa...
14/09/2019

Kooxda real Madrid ayaa kusoo laapatay izdapa zocodka guulaha markay 3:2 ku ciqaabtay kooxda levante golashaa oo ka imaaday 2gool oo ah k.benzama 1goal casemiro zidoo kale xidiga reer bilgium ee e.hazard ayaa ciyaaray kulankiizii ugu horeeyee laliga

Kooxda liverpool ayaa kaga dul talaabsatay kooxda Newcastle guuldaro xanuun BADAN markii 3:1 lagaga adkaaday goals ka im...
14/09/2019

Kooxda liverpool ayaa kaga dul talaabsatay kooxda Newcastle guuldaro xanuun BADAN markii 3:1 lagaga adkaaday goals ka imaaday 2goals s.mane 1goal m.salah

Address

Hargeisa
CABAAYE

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hoyga ciyaaraha aduunka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hoyga ciyaaraha aduunka:

Share

Category