Kooxda Hayaan Football Club

Kooxda Hayaan Football Club Hayaan Academy Waa Mid Ka Mida Akadamiyad Ugu Facaweyn Caasimadda Hargeisa. Champions πŸ†πŸ†πŸ†πŸ†

Hambalyo maalinta qaranimada Somaliland 18 May Waxaan dhammaan shacabka Somaliland ugu hambalyeynayaa sanadguurada 35-aa...
17/05/2026

Hambalyo maalinta qaranimada Somaliland 18 May

Waxaan dhammaan shacabka Somaliland ugu hambalyeynayaa sanadguurada 35-aad ee kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-bannaanida Somaliland.

Maalintani waa maalin qiimo weyn u leh Qaranka Somaliland, kuna suntan midnimo, geesinimo iyo horumar.
Alle ha inoo barakeeyo dalkeenna.

πŸŽ‰ Happy 18 May Taageerayaasha,ciyartoyda kooxda Baanka JSL

waan Idiinka Mahadnaqayaa garab istaaga aad usamayseen Kooxda.
11/04/2026

waan Idiinka Mahadnaqayaa garab istaaga aad usamayseen Kooxda.

KULAN SAAXIIBTINIMO MAANTA.HAYAAN FC  πŸ†šοΈ C.Y.C FC.Kulan Saaxiibtinimo Oo Maanta Sabti Dhex Mari Doona Kooxaha Hayaan Fc ...
28/03/2026

KULAN SAAXIIBTINIMO MAANTA.

HAYAAN FC πŸ†šοΈ C.Y.C FC.

Kulan Saaxiibtinimo Oo Maanta Sabti Dhex Mari Doona Kooxaha Hayaan Fc Iyo C.y.c Fc.

Kulankan oo Ka qabsoomaya Garoonka Dhalinta Stadium 🏟

⏰️ 4:00 Pm

Ciid Mubaarak.Waxa aan si kal iyo laab ah idiinku hambalyeynayaa Munaasibadda farxadda ee Ciid Al-Fitriga 1447H, anniga ...
19/03/2026

Ciid Mubaarak.

Waxa aan si kal iyo laab ah idiinku hambalyeynayaa Munaasibadda farxadda ee Ciid Al-Fitriga 1447H, anniga oo dhammaantiin idiin rejaynaya bashbash, barwaaqo, caafimaad qab, iimaan sugan iyo yaqiin saalix ah.

Qayb kamid ah Laacibintii kooxda oo ku kulmay Garoonka M.Mooge Ee Ramadan Cup Heerka 2-AAD ✊πŸ’ͺM.Mooge Stadium 🏟️
13/03/2026

Qayb kamid ah Laacibintii kooxda oo ku kulmay Garoonka M.Mooge Ee Ramadan Cup Heerka 2-AAD ✊πŸ’ͺ

M.Mooge Stadium 🏟️

06/03/2026

Our Team Hayaan Football Club

Tacsi:- Kooxda Hayaan Football Club dhamaan ciyaaryahanadeeda iyo Macalinkoodaba waxa ay Halkaan Tacsi Uga Diraynaa Yasi...
08/09/2024

Tacsi:- Kooxda Hayaan Football Club dhamaan ciyaaryahanadeeda iyo Macalinkoodaba waxa ay Halkaan Tacsi Uga Diraynaa Yasiin Ahmed ibrahin iyo Abdishakour Ahmed ibrahin

Oo aan Ka Tacsiyadeenayno Geeridii Ku Timid Alle Ha u Naxariisto wll Maamo Abdishakour Ahmed ibrahin iyo Yasiin Ahmed ibrahin iyo Ehelki iyo Qaraabadi ay ka baxdyba alle ha u Fudaydiyo suaalaha qaprigana ha u nuuriyo Qalpigana alle haydinka Reebo 😭😭🀲🏻🀲🏻

Geeridu Waa Xaq Waana La Wada Dhimanayaa Alle Ha u Raxmado 🀲🀲😭

Ψ₯Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ وΨ₯Ω†Ψ§ Ψ₯Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ†

KULAN SAAXIIBTINIMO GALABTA.HAYAAN JUNIOR  πŸ†šοΈ SALMAAN FC.Kulan Saaxiibtinimo Oo Maanta Isniin Dhex Mari Doona Kooxaha Ha...
15/07/2024

KULAN SAAXIIBTINIMO GALABTA.

HAYAAN JUNIOR πŸ†šοΈ SALMAAN FC.

Kulan Saaxiibtinimo Oo Maanta Isniin Dhex Mari Doona Kooxaha Hayaan Junior Iyo Salmaan Fc.

Kulankan oo Ka qabsoomaya Garoonka M.Mooge Stadium 🏟

⏰️ 4:00 Pm

Saadali Natiijada Kulankan Oo Galabta Ka Dhici Doona Garoonka M.Mooge STADIUM 🏟.

Horyaalka Heerka Labaad ee Kooxda Hayaan Junior ayaa inoo bilaabmi doona Isniinta, oo ku beegan 01.07.2024Tartankan Ayaa...
25/06/2024

Horyaalka Heerka Labaad ee Kooxda Hayaan Junior ayaa inoo bilaabmi doona Isniinta, oo ku beegan 01.07.2024

Tartankan Ayaa U Gaara Kooxda Hayaan Junior, Oo ah Da'yar soo koraaya Isla markaana Lagu Dhiiri Galinaayo.

Kooxda Hayaan Junior Academy  Iyo Macalinkooda waxa ay halkan uga ducaynayaan ciyaaryahanadooda u Fadhiisanaaya Imtixaan...
20/06/2024

Kooxda Hayaan Junior Academy Iyo Macalinkooda waxa ay halkan uga ducaynayaan ciyaaryahanadooda u Fadhiisanaaya Imtixaanka Shahaadiga ahee Jamhuuriyada Soomaaliland ee 2023-2024.

Markii Labaad Oo Xidhiidha Champions Ramadaan Garoonka M.Mooge 2023πŸ†Garoonka Guryo-Samo 2024 πŸ†
11/04/2024

Markii Labaad Oo Xidhiidha Champions Ramadaan

Garoonka M.Mooge 2023πŸ†
Garoonka Guryo-Samo 2024 πŸ†

Address

Hargeisa Dagmada M/Haybe
Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kooxda Hayaan Football Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category