H.S.S Team

H.S.S Team ⚽️

20/10/2021

H . S . S

INTa Ka XuN KuLiGiiN izka JeezTa 😎

HaDaFtiMo ZaNaaG ZoMaLia ❤️

Lacibkani wuxu ku magac dheer Yahy Haśśaň Ayààñłë Waa lacib katirsan lacibiinta aadka loga qadariYo teamka waana Xirfadl...
15/10/2021

Lacibkani wuxu ku magac dheer Yahy Haśśaň Ayààñłë Waa lacib katirsan lacibiinta aadka loga qadariYo teamka waana Xirfadle aad u caajib ah oo ka ciyaara danbeedka bidix ee daafaca lambarku qaatona waa No.18 wuxu ku magc dheer yahy XASSAN JORDI waa lacib fantastic ah ganbis leh,Weerar leh,DufaacaSho Leh,IWM.
Wxu kubadaha kuso biirey taariikhdu marky ahyd 2011 wuxuuna teamka kuso qaatey waqtiyo aad u kala duwan ku farxadeed iyo kuwo murugeedba waana laacib aan mow hibadiisa xirfadeed halkaan kuso bandhigi Kareyn.
CUPS ka uu teamka la qaadey wa 10 Koob oo w/weyn oo lagu qabtay Degmada HADAAFTIMO
GOALS ka uu teamka udhaliyy ayaah ah 58 GOAL iyo 42 ASSIST Lacibkan wxay ka dhigan tahy inuu aad fantastic uyahay.
GAMES ka uu teamka u ciyaarey ayaa ah 175 Games.
Wana lacib da'ayara Teamkana u ah lafdhabar.

Fadlan nagu soo biir

08/10/2021

WorK BeGins💪

MnToo kale waxan jclaan laha inan qol hoslta kaso xidho oo azxptayda murugada la dareemo SHALU AHAA MALINKU NO YIMID MUD...
13/09/2021

MnToo kale waxan jclaan laha inan qol hoslta kaso xidho oo azxptayda murugada la dareemo SHALU AHAA MALINKU NO YIMID MUDO 9 BILOD KA DIP HADANA NAGA TAGAYA 😪🥲 waxan halkan uga baaqaya walalky+shpky (zaed ahmett zaed) Siciid Diyaano oo manta usafray BOSAASO BARI SOMALIYA............. waxad ahayd laf dhabarta nadiga kabtan save trip waxan rejynaya inan bosaso isku aragno inzhallah safar salaama bro Wxan ku rajynaynaa inaad nabad tagto CAPTAÌN FI QULUPINA 😪🙈❤

Pageka like saar👍

Magiciisu Waa siciid ahmd siciid oo kumagc dher Siciid Diyaano Wuxuu kubadaha kuso biiray sandku marku ahaa 2009 wxu wax...
10/09/2021

Magiciisu Waa siciid ahmd siciid oo kumagc dher Siciid Diyaano
Wuxuu kubadaha kuso biiray sandku marku ahaa 2009 wxu wax kabadley kubada wuxuna quluubtooda gedey shacabka hdana waa captain Labaadka Fc valencia oo ka dhisan degmada HdfTimo oo ah naadiga ugu faca weyn Ee degmada hadftimo.
Wxuuna uga ciyaaraha lambarka 7 wax xirfadLe cajiiba sida lagu celiyaana ay adagTahy.
Koobabka ulaqaadey fc valencia wax cadadoodu garayaan ila 10 koob🏆 oo cajibaa Goolasha uu teamKa udhaliyey waa 232 GOAL⚽️ wa lacibka labaad ee ugu goolasha badn fc valencia wana laacibka ugu baasaska badan wuxu baasay 372 ASSIST.
Wxuuna kaloo ku guuleystey laacibkii ugu horeeyey abid oo ku guulaysta Gool dhalinta 3sanoo xiriira🥉 & 3 kaboodoo dahaba💥

Fahfaahin inta dheer noogu reeb commentiGa✍️



Fadlan kuso biir pagekeena🤞

GaLabTa iyo CiYaar XaMaaSad Leh oo Dhex MareYsa                VS   Ee Ka DhacYsa GaRoonka   ee Degmada HdfTimOOo Kuso i...
24/07/2021

GaLabTa iyo CiYaar XaMaaSad Leh oo Dhex MareYsa

VS

Ee Ka DhacYsa GaRoonka ee Degmada HdfTimO

Oo Kuso idLaaTy BarBar DhaC 0:0

Address

Hadaaftimo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when H.S.S Team posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share