H.s.s team

H.s.s team Ka dhisan degmada hadaaftimo_sanaag
valencia oo La asasy 2012. Gulystyashi cup gobolda sng 2022.🏆

Proffesional ¹⁸
16/06/2024

Proffesional ¹⁸

DAHABIGA💎🎱
07/06/2024

DAHABIGA💎🎱

Start New Season 2024__________________Morning Training🏃 PiC📸H.s.s team
06/06/2024

Start New Season 2024
__________________
Morning Training🏃 PiC📸
H.s.s team

Jumca KareeM❤️
31/05/2024

Jumca KareeM❤️

Our Boys 💪
01/02/2024

Our Boys 💪

H.s.s team 🔥 At Benderqaasim StadiuM 🏟
22/12/2023

H.s.s team 🔥 At Benderqaasim StadiuM 🏟

Shaqo❤️  H.s.s team
22/10/2023

Shaqo❤️

H.s.s team

VALENCIA PRIEMER LEAGUE.Waxa si habsami leh noogu soo dhamaadey xilli ciyaareedkii 2022/2023 alxmdllh.Waxyna guushu ku r...
26/09/2023

VALENCIA PRIEMER LEAGUE.

Waxa si habsami leh noogu soo dhamaadey xilli ciyaareedkii 2022/2023 alxmdllh.

Waxyna guushu ku raacdey TEAM DAARIQ.
Xaga kalena wxay guuldaradu ku habsatey TEAM S.DIYAANO

Inta kulan ee horyaalka la ciyaarey.

63 KULAN
Team daariq 32 badis ah.
Team s.diyaano 23 badis ah.
8 kulan oo bar bar dhac ku dhamaadey.

TOPSCORER OF THE SEASON Siciid Diyaano 33 goals⚽️

BEST PLAYER OF THE SEASON Daarik Ali Haaji Guuleed

BEST DEFENDER OF THE SEASON Wll Farxaani Cabdirisaak

Valenciaaaaaaaaaaa
19/08/2023

Valenciaaaaaaaaaaa

Costa rica Burtinle 1VsH.s.s team  1Goal Axmed Xasan
19/08/2023

Costa rica Burtinle 1
Vs
H.s.s team 1

Goal Axmed Xasan

SagooTinTii MadaxTooYada GaLmuduG Ee CaaBudwaaQ 🥰🙏
16/08/2023

SagooTinTii MadaxTooYada GaLmuduG Ee CaaBudwaaQ 🥰🙏

BizmiLaah __________AwaLan ILaaHaY Baa Mahad izka LeH Oo iNaGoo caafimaad Qabna GaroonKa inaga Soo WaDa SaaraY AlxmDuLiL...
13/08/2023

BizmiLaah __________

AwaLan ILaaHaY Baa Mahad izka LeH Oo iNaGoo caafimaad Qabna GaroonKa inaga Soo WaDa SaaraY AlxmDuLiLaah ❣️🤲

MarKa Labaad Waxaan SalaamaYnaa Dhamaan INTa Kubada CiYaarTa iYo INTa DaawaTaba ⚽️

MarKa Xigta DhaLinYaro GalapTa Kubada WnGsan Baa Soo BandhigTeen BaLze Naziib UmaYnan YeeLan inaYnu GuuLaYsano

INaGoo Guuzha u JeednaY Naga BaxZaTaY Taazina Waa QoraaLka Eebe ✍️

Sadexda WeJi Ee Kubadu LeeDaHaY Mid KamiDaa QaadanaY WaaNa Ku QanacsanaHaY QoRaaLKa Eebe✅

Teamka NaGu Soo DhaweeYey GalkacaYona Waa Ka Qabnaa Sida Quruxda BaDaN Ee aY Noosoo DhaweeYeen DhaLinYaro Aad Baa u MaHadZanTiHiin
H.s.s team

Address

Hadaaftimo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when H.s.s team posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to H.s.s team:

Share

Category