Daag Media

Daag Media boga falan qaynta ciyaraha iyo aqoonta nooc yadeeda kala duwan

26/10/2024

12 offside hal ciyaartoyna 8 offside kaligii galay marathon ban ku jirnay qaab ciyaared kii ugu xuma ayan ku ciyarnay waxana yeelay waan istaahilnaa

Armay noo jaraan ba kuwi sabtida noo balan Sanaa Barca πŸ˜€REMONTADA waa intan dheer nahy kooxaha πŸ‘Š
22/10/2024

Armay noo jaraan ba kuwi sabtida noo balan Sanaa Barca πŸ˜€
REMONTADA waa intan dheer nahy kooxaha πŸ‘Š

FC Yellow WallKulan culuskiisa ku badeed badnaa ayaan ku ciyarnay Arabsiyo kooxdii oo magacan qaadatayna way guulay sata...
24/06/2024

FC Yellow Wall
Kulan culuskiisa ku badeed badnaa ayaan ku ciyarnay Arabsiyo kooxdii oo magacan qaadatayna way guulay satay
Marka sidan oo kle 2 kulan guulo ah iskugu kaa toosan macalin Abdilahi Farah wuxu yidha 20 kulan oo unbeaten ah πŸ˜€ next waa casimada insha Alla

He,s cooking Isagoon hal pass qaldin ayaa half time kii la nastay! xili 5 iyo 1 ay kubadiyeen Germany kulankii furitaank...
14/06/2024

He,s cooking
Isagoon hal pass qaldin ayaa half time kii la nastay! xili 5 iyo 1 ay kubadiyeen Germany kulankii furitaanka ee Euro 2024 oo dalkoodu marti galiyey
Mastero Toni Kroos

Koox aan wali magaceeda la shaacin oo kubad wngsan kusoo ciyaartay Magalada BoramaWaxa cajiib ahaa ciyaar socotay in kab...
13/06/2024

Koox aan wali magaceeda la shaacin oo kubad wngsan kusoo ciyaartay Magalada Borama

Waxa cajiib ahaa ciyaar socotay in kabdan 80munite oo bilaa garsoore ku bilaban tay kuna dhamaatay akhlaaq wnga ay dhalintasi nagula ciyaareen darted wixi qaladaada qofka galay ayaa is xukumayey kubad fiican iyo soo dhawayn wngsan ayey na tusiyen guusha naraacday idinkaa u qalmay sxbyaal πŸ™

Koobkii weynaa kooxdiisi ayuu tagay Hala Madridista
01/06/2024

Koobkii weynaa kooxdiisi ayuu tagay
Hala Madridista

Here we go confirmed πŸ’ͺ Season ka soo socda league ga waan u tartami doonaa
30/05/2024

Here we go confirmed πŸ’ͺ
Season ka soo socda league ga waan u tartami doonaa

War deg deg ahToni Kroos oo ka fadhiisanaya kubadii cagta πŸ’”Kroos waxa uu ciyaari doonaa finalka champion league iyo euro...
21/05/2024

War deg deg ah
Toni Kroos oo ka fadhiisanaya kubadii cagta πŸ’”
Kroos waxa uu ciyaari doonaa finalka champion league iyo euro 2024 kadib ayuu iskaga bixi doona saaxada kubada cagta go,aan shaqsiya oo uu gadhay awgeed

July 17th 2014 waxa ay ahyd maalintii soo jeedinta Real Madrid, malin badashay noloshayda ta ciyaartoy ahaaaned iyo shaqsi ahaanba

Waxa ay ahyd bilawga waayo cusub oo naadiga aduunka ugu weyna 10 sano kadib dhamaadka xili ciyaareedkan waayahani way soo dhamaan doonaan

Waligay ilaawi maayo wakhtigii guulaha ee yaabka lahaa! Waxaan jecelahay inaan gaar ugu mahad celiyo qofkasta oo igu soo dhaweyey qalbi furan ina aaminay

Gaar waxaan u mahad celinayaa Madridista jecelkiina bilaw ilaa dhamaad

Waxaan ku faraxsanahy in maskaxdaydu qaadaty go,aankan wakhtigii ugu haboona waxaana uu u jeedkaygu ahaa had iyo jeer in waayahyga ciyaared aan kusoo gabagabeeyo iyagoo ku jira qaab ciyaared heer sare

Kroos ayaa sidan page kiisa ku bahiyey
✍️ Daag Gedayare

17/04/2024

Kulankii ugu xiisaha iyo xamaasada badnaa horyaalka horyaalada yurub ee sanadkan ayeynu daawanay
Halla Madrid

31/03/2024

Half time kii waa 0 iyo 0 City iyo Arsenal
City ma fiicna cawa fursad weyn oo ay Arsenal hogaanka ku dheerarsan kartaa hortaala hadii tartanka league dhab ka yahy

Gudoomiye Fu,aad waa shaqsi garanaya shaqada uu u hayo qaranka aqoon buuxdana u leh hawsha uu wado waan soo dhawaynayaa ...
25/03/2024

Gudoomiye Fu,aad waa shaqsi garanaya shaqada uu u hayo qaranka aqoon buuxdana u leh hawsha uu wado waan soo dhawaynayaa inuu markale sii hogaamiye xidhiidhka ciyaraha Somaliland

Isku aadka UEFA Champions League oo hada soo dhamaday i
15/03/2024

Isku aadka UEFA Champions League oo hada soo dhamaday i

Address

Gebiley

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daag Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category