Xafiiska Xidhiidhka Kubada Cagta G.Gabiley

Xafiiska Xidhiidhka Kubada Cagta G.Gabiley Boggan waa bogga Xidhiidhka Kubada Cagta Gobolka Gabiley (Gabiley Football Federation).

πŸ†πŸ”₯ SUPER CUP-KA GABILEY πŸ”₯πŸ†βš½οΈ GOODIR πŸ†š D.HOOSE WAJALEπŸ“… 23 AUGUST 2026⏰ 3:00 PMπŸ“ MO FARAH STADIUM 🏟️  πŸ†  ⚽️  ⚽️  🏟️
22/08/2026

πŸ†πŸ”₯ SUPER CUP-KA GABILEY πŸ”₯πŸ†
⚽️ GOODIR πŸ†š D.HOOSE WAJALE
πŸ“… 23 AUGUST 2026
⏰ 3:00 PM
πŸ“ MO FARAH STADIUM 🏟️

πŸ†
⚽️
⚽️
🏟️

π–πˆπππ„π‘π’: Kooxda W.Ganacsiga Ee Gobolka Gabilay ayaa Ku Guulaystay horyaalka heerka labaad ee G. Gabilay.Xafiiska warbaah...
19/12/2025

π–πˆπππ„π‘π’: Kooxda W.Ganacsiga Ee Gobolka Gabilay ayaa Ku Guulaystay horyaalka heerka labaad ee G. Gabilay.

Xafiiska warbaahinta xidhiidhka kubada cagta

π–πˆπππ„π‘π’: Kooxda Goodir Ee Gobolka Gabilay ayaa Ku Guulaystay horyaalka heerka kowaad ee G. Gabilay.Xafiiska Xidhiidhka k...
19/12/2025

π–πˆπππ„π‘π’: Kooxda Goodir Ee Gobolka Gabilay ayaa Ku Guulaystay horyaalka heerka kowaad ee G. Gabilay.

Xafiiska Xidhiidhka kubada cagta G.Gabiley

Kala saraynta horyaalka heerka labaad ee G.gabiley week 13
04/12/2025

Kala saraynta horyaalka heerka labaad ee G.gabiley week 13

Xidhiidhka kubada Cagta G.Gabiley wuxuu soo dhawaynayaa in 1/1/2026 uu si rasmi ah inoogu furmi doono horyaalkii horyaal...
30/11/2025

Xidhiidhka kubada Cagta G.Gabiley wuxuu soo dhawaynayaa in 1/1/2026 uu si rasmi ah inoogu furmi doono horyaalkii horyaalada somaliland kaas oo ka bilaabmi doona magaalada berbera.

Kaas oo uu maalintii shalay uu ku dhawaaqay madaxwaynaha XKCSL Mahamuud Abdi aw Xirsi iyo dhamaan maamulka kale i xidhiidhku
Waa guul in tartankii intaba badan la sugayay la inoo mudeeyay.

Waxaan ogaysiiynaynaa hadaan nahay xidhiidhkii kubada Cagta gabiley inay diyaar ahaadaan kooxaha magaalada ee kasoo qayb qaatay juhdi badana ku bixiyay mudadii horyaalku socday una dhabar adaygay culayskii badnaa iyo durufihii adkaa kagana gudbay akhlaaq,iyo ilbaxnino aad u saraaysa.

Waxaana ka qayb gali doona horyaalka horyaalada Slnd Sadex kooxood oo matali doona g.gabiley.

Kala saraynta Horyaalka Heerka labaad ee G.gabiley  week 11
19/11/2025

Kala saraynta Horyaalka Heerka labaad ee G.gabiley week 11

Kala Saraynta Horyaalka Heerka Koowaad ee G.Gabiley week 13
14/11/2025

Kala Saraynta Horyaalka Heerka Koowaad ee G.Gabiley week 13

Hambalyo Kooxda Goodir Gabiley oo ku guulaysatay horyaalkii heerka koowaad ee gobolka gabiley.Sidoo kale waxaan u mahadc...
11/11/2025

Hambalyo Kooxda Goodir Gabiley oo ku guulaysatay horyaalkii heerka koowaad ee gobolka gabiley.

Sidoo kale waxaan u mahadcelinaynaa dhamaan kooxaha heerka kowaad ee g.gabiley oo ilaa haatan soo bandhigay kubad akhlaaq,qurux iyo xirfadle sare leh.

Sharaf bay noo tahay inaan hogaamino tartankii ugu adkaa horyaalada somaliland.

Waxaan iyagana aanan iloowibi karin dhamaan taarabunkii iyo taageerayashii kooxaha kala duwanaa kuwaas oo si ilbaxnimo leh u kala taageeray.

Ugu danbayn waxaan u mahad celinaynaa madaxdii heer qaran heer gobol ee iyaguna nalagala soo qayb galay.

Agaasimaha guud ee wasaarada ciyaaraha
Gudoomiyaha Xidhiidhka kubada cagta somaliland .
Maayarka magaalada gabiley
Gudoomiye ku xigeenka gobolka gabiley
Iyo dhamaan madaxdii kale ee nagala soo qayb gashay .

Gabagabadii tartanka ayaan lamarayaa waxaanan rajaynayaynaa inuu inoogu soo xidhmo sida ugu quruxda badan.

Gudiga dacwadaha iyo anshaxmarinta XKCSL waxay ganaax dul dhigeen ciyaartooyada horyaalka heerka labaad ee gobolka gabil...
04/11/2025

Gudiga dacwadaha iyo anshaxmarinta XKCSL waxay ganaax dul dhigeen ciyaartooyada horyaalka heerka labaad ee gobolka gabiley kana tirsan naadiyada Ganacsiga gabiley FC iyo Baanka gabiley FC.
Kuwaas oo ku kacay falal lidi ku ah habsami u socodka ciyaaraha.

Gudidda Dacwadaha Iyo Anshax-Marinta Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Ayaa Ganaaxay Ciyaartoy ka Tirsan Horyaalka Gob...
23/10/2025

Gudidda Dacwadaha Iyo Anshax-Marinta Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Ayaa Ganaaxay Ciyaartoy ka Tirsan Horyaalka Gobolka Gabiley.

Address

Gebiley

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Xidhiidhka Kubada Cagta G.Gabiley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category