Alxikma Fc B

Alxikma Fc B Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alxikma Fc B, Sports Team, Garowe.

Glbta garoonka mire aware waxaa fooda isdaray koobka heerka labad g.nugal   vs   oo kucayaraysa mgcaga asal jet ciyaarta...
30/10/2018

Glbta garoonka mire aware waxaa fooda isdaray koobka heerka labad g.nugal vs oo kucayaraysa mgcaga asal jet ciyaartas waxay kusoo dhamatay 2-2 waxaa golasha udhashay iyo sasna waxay kooxda iska xadirisay werega 16 in shlh guul iyo gobanimo

Waa kulanki kowaad oo dhexmaray kooxda al.xikma vs saxansaxo waxa 2.0 kubadisay kooxda al.xikma waxaana udhaliyay   team...
28/10/2018

Waa kulanki kowaad oo dhexmaray kooxda al.xikma vs saxansaxo waxa 2.0 kubadisay kooxda al.xikma waxaana udhaliyay team facwayn guul. Iyo gobonimo in shlh mar wlba maamul iyo macaliminb force 🌟🌟

sawiradii xulka ahaa ee kulankii koowaad ee kooxda al xikma ay dheeshay koobka heerka labaad ee gobolka nugaal (Hoy Guus...
27/10/2018

sawiradii xulka ahaa ee kulankii koowaad ee kooxda al xikma ay dheeshay koobka heerka labaad ee gobolka nugaal (Hoy Guusha Soo Raac)

kooxda Alxikma Fc  oo wacdaro ka dhigtay bilowga koobka heerka labaad ee gobolka nugaal kaas oo ay kulankii koobaad food...
27/10/2018

kooxda Alxikma Fc oo wacdaro ka dhigtay bilowga koobka heerka labaad ee gobolka nugaal kaas oo ay kulankii koobaad fooda is dareen kooxda saxansaxo, kulankaas oo ay kooxda Alxikma ku dubatay kooxda saxansaxo 2:0 ,waana kulankii koowaad oo lagu furay koobka sera B da garowe guulasta xidigaha Alxikma Fc

27/10/2018

kusoo dhowaada pageka alxikma fc

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alxikma Fc B posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category