Mahdi Ali Isman MP Somali federal parliament

Mahdi Ali Isman MP Somali federal parliament TAAKULO TRAINING CINSULTANCE AND AUDITING FIRM WE CONDUCT CONSULTANCE SERVISES TO ALL ORGANIZATIONS BOTH GOVERNMENTAL AND NON GOVERNMENTAL

Nin ku qaday sahraay tiisa Haduu seed liqliqideedaKu saruurad goyn waayoSubag iyo baruur doono Siduu jecel yahaa veenaAb...
12/07/2019

Nin ku qaday sahraay tiisa
Haduu seed liqliqideeda
Ku saruurad goyn waayo
Subag iyo baruur doono
Siduu jecel yahaa veena

Abwaan Hadraawi

Qolobaa calankeedu Waa caynooInagaba Keenu waa cirkoo kale ooAan caadna lahayn ee caashaqa ReyAbwaan cabsullahi qarshe
01/07/2019

Qolobaa calankeedu Waa caynoo
Inagaba Keenu waa cirkoo kale oo
Aan caadna lahayn ee caashaqa Rey

Abwaan cabsullahi qarshe

Mahdi family
13/06/2019

Mahdi family

Dalku nabad buu rabaa dadkuna nolol bey rabaan noloshana nabad la aan ma suurtoobayso ee illaahayow Somaliya nabad kusoo...
20/01/2019

Dalku nabad buu rabaa dadkuna nolol bey rabaan noloshana nabad la aan ma suurtoobayso ee illaahayow Somaliya nabad kusoo dabaal

Training of the community groups is the key to development
04/07/2018

Training of the community groups is the key to development

Hambalyo dhamaan ummada soomaaliyeed maalinta 26 ka juun oo ah maalintii ugu horeysay oo calan soomaaliyeed laga taago d...
26/06/2018

Hambalyo dhamaan ummada soomaaliyeed maalinta 26 ka juun oo ah maalintii ugu horeysay oo calan soomaaliyeed laga taago dhul soomaaliyeed magaalada hargeysa.
SAREEYOW MA NUSQAAMOOW
AAN SIDUU YAHAY EEGNEE
KANA SIIB KANA SAAREEY
timacade

Hambalyo

28/04/2018

Xildhibaanada baarlamaanka federaalka waxaan ka rajeynayaa Iney doortaan gudoomiye ilaaliya madax banaanida iyo ishaysiga xubnaha baarmaanka

Guul inshaa allaah

Address

Garowe

Telephone

252615488871

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahdi Ali Isman MP Somali federal parliament posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mahdi Ali Isman MP Somali federal parliament:

Share