18/01/2026
**Waan aqbalneY NatiiJada waan aqbalneY💔⚽️
**ugu HoreY Gen:qalyare illahy naxatisTi Jano hasiyo
**12Sano kadib waxaY kooxdu CiyartaY Sera (A)da
Gobolka nugaaL Ee Gen:Qalyare Cup🏆waxan Labo Jeer La kulanaY guuL daro waxan Tartamada xiga u RajeYn kooxda So labasho iyo diyar garow nasiib wacan iyo bandhig ka qurux bdn Sidii h**e
**Mahadcelin
Gudomiyaha sportska gudiga koobka maamulka Dagmada Bahda cafimaadka Garsoorka koobka
Bahda mediayaha Poliska mamulka kooxda macaliminTa ciyartoyda TaageraHa kooxda io CidkasTa oo Kaso shaqeYsaY Tartankaan
Waan guulaYsanaY dhamaanteeen💔
Mire awaare waa makhraaTi
Captan HigLovic📝