FC MILLO

Call Directions Contact the business

FC MILLO KUSOO DHAWOOW PAGE-KA KOOXDA MILLO FC

𝐃𝐚𝐭𝐞: 28 𝐀ug -𝟐𝟎𝟐𝟔Jimce Galabnimo📍 Garoonka: Mire Aware  Stadium⏰ Saacadda: 3:30 PM🏆 Nooca kulan: Friendly Match⚽ 𝐆.𝐰𝐚𝐤𝐢...
28/08/2026

𝐃𝐚𝐭𝐞: 28 𝐀ug -𝟐𝟎𝟐𝟔
Jimce Galabnimo

📍 Garoonka: Mire Aware Stadium
⏰ Saacadda: 3:30 PM
🏆 Nooca kulan: Friendly Match
⚽ 𝐆.𝐰𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐩𝐥 𝐟𝐜 𝐯𝐬 𝐌𝐢𝐥𝐥𝐨 𝐟𝐜

Kulan Saxiibtinimo
04/07/2026

Kulan Saxiibtinimo

26/06/2026
Kulan Qurux badan aan La dheelnay Dhigeena Horseed FC
26/06/2026

Kulan Qurux badan aan La dheelnay Dhigeena Horseed FC

𝐁𝐄𝐑𝐈 & 𝐌𝐈𝐑𝐑𝐄 𝐀𝐖𝐀𝐀𝐑𝐄Waxaa Beri Kulan Saxiibtinimo La Ciyaaraynaa Dhigeena Garoowe City.FC MILLO 💪
18/06/2026

𝐁𝐄𝐑𝐈 & 𝐌𝐈𝐑𝐑𝐄 𝐀𝐖𝐀𝐀𝐑𝐄
Waxaa Beri Kulan Saxiibtinimo La Ciyaaraynaa Dhigeena Garoowe City.
FC MILLO 💪

𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗕𝗮𝘆 𝗨 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗧𝗮𝗵𝗮𝘆𝗞𝘂𝗹𝗮𝗻 𝘀𝗮𝘅𝗶𝗶𝗯𝘁𝗶𝗻𝗶𝗺𝗼 𝗮𝗮𝗻 𝗟𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗹𝗻𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗶𝗴𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗔𝗦 𝗠𝗮𝗻𝗼𝗰𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗞𝘂𝘀𝗼𝗼 𝗜𝗱𝗹𝗮𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗡𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗼...
12/06/2026

𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗕𝗮𝘆 𝗨 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗧𝗮𝗵𝗮𝘆
𝗞𝘂𝗹𝗮𝗻 𝘀𝗮𝘅𝗶𝗶𝗯𝘁𝗶𝗻𝗶𝗺𝗼 𝗮𝗮𝗻 𝗟𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗹𝗻𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗶𝗴𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗔𝗦 𝗠𝗮𝗻𝗼𝗰𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗞𝘂𝘀𝗼𝗼 𝗜𝗱𝗹𝗮𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗡𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗼 𝗕𝗮𝗿𝗯𝗮𝗿 𝗱𝗵𝗮𝗰 𝗮𝗵
𝗢𝗻𝗲 𝗧𝗲𝗮𝗺, 𝗢𝗻𝗲 𝗗𝗿𝗲𝗮𝗺 ⚽️🔥

𝐁𝐄𝐑𝐈 & 𝐌𝐈𝐑𝐑𝐄 𝐀𝐖𝐀𝐀𝐑𝐄𝐁𝐀𝐍𝐃𝐇𝐈𝐆 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍
11/06/2026

𝐁𝐄𝐑𝐈 & 𝐌𝐈𝐑𝐑𝐄 𝐀𝐖𝐀𝐀𝐑𝐄
𝐁𝐀𝐍𝐃𝐇𝐈𝐆 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍

12/02/2026

Waxaan berri kulan saaxiibtinimo la ciyaaraynaa kooxda Golasha wakiilada Insha Allah.

📍 Garoonka: Mire Aware Stadium
⏰ Saacadda: 3:30 PM
Friendly Match

DARYEEL Deegan Vs G.Wakiilada

Macallin Cabdirisaaq Cabdullaahi Salaad oo ku guulaystay abaal-marinta tababaraha ugu fiican koobka Jeneraal Qalyare .Ab...
02/02/2026

Macallin Cabdirisaaq Cabdullaahi Salaad oo ku guulaystay abaal-marinta tababaraha ugu fiican koobka Jeneraal Qalyare .
Abdi Rizak Hambalyo ustaad

DARYEEL DEEGAN (ex-millo )

Address

Garowe
4646

Telephone

+252907634822

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FC MILLO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to FC MILLO:

Shortcuts

Share

Category