Magool Sports

Magool Sports Welcome to the Official Facebook fan page of the Magool Sports

 :- Furitaanka Tartanka Deg Gobolka Nugaal Deg Garowe 0 VS Deg Godob jiraan 1.
09/09/2025

:- Furitaanka Tartanka Deg Gobolka Nugaal
Deg Garowe 0 VS Deg Godob jiraan 1.

Kooxaha Horseed FC iyo Garoowe City ayaa badalay Wakiilada Codbixiyaashooda  Waxaa Caydaruus Xasan Maxamuud loo magacaab...
21/06/2025

Kooxaha Horseed FC iyo Garoowe City ayaa badalay Wakiilada Codbixiyaashooda

Waxaa Caydaruus Xasan Maxamuud loo magacaabay inuu noqdo xubin cod bixiye ee kooxda dowladda Hoose.

Sidoo kale Waxaa Maxamed Xisri Salaad loo magacaabay inuu noqdo xubin cod bixiye ee kooxda Horseed FC ee Doorashada xiriirka kubadda cagta Puntland

Macalinka xulka gobolka Nugaal  Yacquub Osman ayaa galabta magaalada Garoowe ka daah furaaya xarun da'yarta Puntland taa...
17/04/2025

Macalinka xulka gobolka Nugaal Yacquub Osman ayaa galabta magaalada Garoowe ka daah furaaya xarun da'yarta Puntland taas oo lagu magacaabo Next Generation Accedamy taas oo da’yarta lagu barbaarinaayi ciyaar wanaagga, Anshaxa iyo Jimicsiga jirka maalmaha ay fasaxa yihiin Khamiista iyo Jimcada.

04/04/2025

City Maalin umurugo ah kadib ku dhawaqista Kevin ee Tagitaankisa , PEP oo ku Tilmaamay maalin umurugo ah..

13/03/2025

Real oo so Gudbatay 8 dhamaadka , Arsenal oo isku dhacayaan , PSG iyo astonfila oo isku aadey , Maxa laga Filan Kara?.

12/03/2025

Liverpool oo loo dhigey Cashar PSG oo ugudubtay 8dhamaadka , Maxa ka khaldana Liverpool , Sadaasha Tartanka Kulamada Caawa..

Waxaan Bahda ciyaaraha iyo guud ugu hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.Waxaan Alle ka baryayaa in uu ...
28/02/2025

Waxaan Bahda ciyaaraha iyo guud ugu hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Waxaan Alle ka baryayaa in uu nabad iyo caafimaad noogu dhammeeyo, nana siiyo kheyrka bisha Ramadaan.

Ramadaan Kariim.

14/02/2025
Kooxda BCC ee haysataa horyaalka heerka kowaad ee gobolka Bari. una usoo baxday Horyaalka heerka kowaad ee Puntland ayaa...
16/01/2025

Kooxda BCC ee haysataa horyaalka heerka kowaad ee gobolka Bari. una usoo baxday Horyaalka heerka kowaad ee Puntland ayaa loo badalay magaceeda Gashaan SC. iyadoo ay la wareegeen ciidan PMPF

Maxaad ka filin kooxdan ku ciyaari doonta magaca gaashan ee dhaqaalaha badan la gelin doono.

Kulamadii Caawa Arsenal oo ka Faaidaystay Barbarihi Liverpol ee Xalay Barca oo 5 Gool ka kicisay Real Betis , inter oo B...
15/01/2025

Kulamadii Caawa Arsenal oo ka Faaidaystay Barbarihi Liverpol ee Xalay Barca oo 5 Gool ka kicisay Real Betis , inter oo Barbardhac Gashay Newcastle Bayern Munuchen iyo Psg oo intaba wada Badiyay Kulamadoodi..

Maxaa kaaga Baxay..

Address

Garowe

Telephone

+252907769551

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Magool Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category