Al Ahli Team Page

Al Ahli Team Page Al Ahli

Mustaqbalka xaafada iyo gobalkaba
22/12/2023

Mustaqbalka xaafada iyo gobalkaba

Laacibki Gobolka Abdukadir Kawte,Gulayso Waan Ku Garab Taaganahay Xidigeeni..
31/12/2022

Laacibki Gobolka Abdukadir Kawte,

Gulayso Waan Ku Garab Taaganahay Xidigeeni..

SagootinMuumulka macalimiinta iyo palayerinta Teamku waxay sagootinyan Xidigii Teamka iyo Magaaladaba.  Wuxuu ahaa Xidig...
28/08/2021

Sagootin

Muumulka macalimiinta iyo palayerinta Teamku waxay sagootinyan Xidigii Teamka iyo Magaaladaba.
Wuxuu ahaa Xidig Teamka wakhti quruxbadan lasoo qaaty, dhamaantayo waxaanu jeclayn in uu nala joogo Balse Wada joogayaga wakhtiga diiday.
Nabad Galyo Abdalle Mohamed Ahmed Iyo Dhamaan qoyskiisa.

Safar salama, waxaanu kuu Rajyn in wakhti dib inoo kulmiyo
Ku nabad gal meel kasta, waanu ku jecelnhy waana kuu xiisi doona👐

Zafar Salaama 🇸🇴to🇪🇹to🇫🇷.

Habeen wanagsan Dhamaan Dadka Ku xiran  Pageka KooXda Faca weyn  Ee Al-ahL i🙌Hal iyo Labo Eray Ku dhiira galiya wiiLasha...
17/03/2021

Habeen wanagsan Dhamaan Dadka Ku xiran Pageka KooXda Faca weyn Ee Al-ahL i🙌
Hal iyo Labo Eray Ku dhiira galiya wiiLashan❤
Fc💪❤

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Ahli Team Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category