DANAB FC

DANAB FC Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DANAB FC, Sports Team, Garowe.

24/12/2025

Kulan saaxiibtinimo oo u dhaxeeya kooxdeena DANAB FC iyo dhigeenna 👏

24/12/2025

Laacibka kooxda DANAB FC 🤍💚

Waxay saakay kooxdu soo dhawayn usamaysay ay qaa'id h**e ee kooxda ka tirsanaa waxaana usameeyay Gudoomiyaha kooxda Engr...
08/12/2025

Waxay saakay kooxdu soo dhawayn usamaysay ay qaa'id h**e ee kooxda ka tirsanaa waxaana usameeyay Gudoomiyaha kooxda Engr Teedhi Iiman Cagay ,gudoomiye kuxigeenka kooxda Hussein Caalcaad Hassan iyo macalin kooxda Mohamud Sulayman Captainkii Ugu h**eeyay ahaana ilaahay ka sokow ninka keenay Kooxda Heer seira A isaga iyo xertiisii Al qaa'id Captaino Shaakir Caalcad Guulayso waayo badan🦁

🚨RASMIKooxda W.maaliyadda FC   ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28/9/2024  ayaa si Rashmi ah ula soo wareegtay Cabdiri...
28/09/2024

🚨RASMI

Kooxda W.maaliyadda FC ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28/9/2024 ayaa si Rashmi ah ula soo wareegtay Cabdirixman Burhaan Axmed [BILIBILI]
📝

🚨RASMIKooxda W.maaliyadda FC  ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/9/2024  ayaa si Rashmi ah ula soo wareegtay Axmed fa...
27/09/2024

🚨RASMI

Kooxda W.maaliyadda FC ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/9/2024 ayaa si Rashmi ah ula soo wareegtay Axmed faarax jaamac [Ustaadka]
📝

Ku: Gud. Dhalinyarada iyo ciyaaraha gobolka nugaal Ku: xiriirka kubadda cagta puntland 0g: Gudiga sare ee kooda W/maaliy...
06/05/2024

Ku: Gud. Dhalinyarada iyo ciyaaraha gobolka nugaal

Ku: xiriirka kubadda cagta puntland

0g: Gudiga sare ee kooda W/maaliyadda

Ujeeddo: fasaxid iyo magacaabid macalin

Kooxda W/Maaliyadda waxay Fasaxday macalin cabdirisaaq guhaad (kadare) waxayna kooxda macalinka cusub u magacowday marka ay la tashi la sameysay guddiga sare kooxda iyo marka ay aragtay kooxdu in ay guuldarrooyin qaraar ah ay kala kulantay labadi game ay ciyaartay waxa Rooble Sharaxaaye loo magacaaabey macalinka cusub kooxda W/Maaliyadda.

Waxaan farayaa dhamaan cida ay khusayso in ay sidaas u ogaadaan go’aamada kooxda .

Heshiiskan wuxu dhaqan galaya marka uu saxiixo gudoomiyaha kooxda wuuna saxiixay.


Gudoomiyaha W/Maaliyadda
shar-maarke cabdirixmaan guure

Beri inshallah waxaan dheelaynaa kulankii koowaad ee horyaalka puntland  Rabbi ha naga dhigo kuwii guulaysta🙏W/Maaliyadd...
03/05/2024

Beri inshallah waxaan dheelaynaa kulankii koowaad ee horyaalka puntland Rabbi ha naga dhigo kuwii guulaysta🙏

W/Maaliyadda VS Garowe City

⛳️MireAwaare

🚨3:30

Waxaa kooxda wasaaradda maaliyaddu u magacowday macalinka 1aad ee kooxda macalin Cabdirisaaq Guhaad Xasan ( kadare )
22/04/2024

Waxaa kooxda wasaaradda maaliyaddu u magacowday macalinka 1aad ee kooxda macalin Cabdirisaaq Guhaad Xasan ( kadare )

Waxaa kooxda W.maaliyada heshiis rasmiya la gaartay ciyaar yahanka heer caalami ee Mohamed cabdikariin cali (Guray)
22/04/2024

Waxaa kooxda W.maaliyada heshiis rasmiya la gaartay ciyaar yahanka heer caalami ee Mohamed cabdikariin cali (Guray)

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DANAB FC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category