Falanqatna Footbalka

Falanqatna Footbalka Name

Cristiano Ronaldo:Waa ciyaaryahankii ugu da'weynaa ee goal ka dhaliya goalna cawiya kullan premier league kadib "Dedier ...
01/11/2021

Cristiano Ronaldo:Waa ciyaaryahankii ugu da'weynaa ee goal ka dhaliya goalna cawiya kullan premier league kadib "Dedier Drogba".
Labaduba waxay sa ku sameyen kooxda Tottenham iyago jira da'da 36sano267maalmood.

⚽️

 -Nugaal-puntland-Somaliya
25/05/2021

-Nugaal-puntland-Somaliya

12/12/2020

Dadka reer hargaysa oo la waydiiyey gabdhaha wariyaha tee nolosha lawadagi lahayd.

Daawo jawaabaha.

11/12/2020

Muuqaal:Heesta/Dhantada Dirgax macnahedu muxu yahay?Bashiir dirgax ayaa sharaxaya.

Wasaarada warfaafinta isgaarsiinta puntland oo amar siisay shirkadaha golis iyo somtel, in 5/12/2020 malita sabtida wixi...
04/12/2020

Wasaarada warfaafinta isgaarsiinta puntland oo amar siisay shirkadaha golis iyo somtel, in 5/12/2020 malita sabtida wixi kabilabma $1dollar wax kayar aan la isugu diri karin Adega sahal &E-dahab.
Fadlan:like&share

29/11/2020

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramacad oo saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Baladweyn ee xarunta gobalka Hiiraan.

Ujeedka ciidamadaan ay utagayaan baladweyn ayaan la ogeen balse waxaa maalmihii udambeeyay Baladweyn kajiray dhaqdhaqaaqyo ciidan oo iska soo horjeeda kaas oo u dhaxeeya ciidamo taabacsan generaal lagu magacaabo Xuud iyo ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan Baladweyn.

Sarkaalkaan ayaa la sheegay in uu kasoo horjeedo doorashadii ka dhacday Jowhar taas uu kusoo baxay Cali Guudlaawe.

29/11/2020
Macallinka xulka kubada cagta puntland oo soo saaray magacyada ciyaartoyda puntland uga qayb-galaya koobka Dawlad-gobole...
24/11/2020

Macallinka xulka kubada cagta puntland oo soo saaray magacyada ciyaartoyda puntland uga qayb-galaya koobka Dawlad-goboleedyada soomaaliya.

23/11/2020

Gabi ahaanba degmada xaafuun waxa go'ay khadadka talefonka
Kadib robab dabaylo wata oo saacadihi lasoo dhaafay ka da'yay degmadaasi.

Address

Garowe

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Falanqatna Footbalka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share