Naani yaa Naani 17

Naani yaa Naani 17 Saaxibyaal kuso dhawaada Page ka Rasmiga ah ee ciyaarahan [ Abdukadir naani ]

Eid mubaarak sxpyaal. Anigu maalinka labaad bn ciida saas ula socda 😂. Abdu Kadir Naani@topfansMoha Shiine Cadceed
28/05/2026

Eid mubaarak sxpyaal.
Anigu maalinka labaad bn ciida saas ula socda 😂.

Abdu Kadir Naani@topfansMoha Shiine Cadceed

25/05/2026

Alxmdulilaah champions

Hampalyo dhamaan awlaadul caasimada, kalsoonidii iyo tageeridii aad nasiiseen wan ka miro dhalinay.
Balanteenu wa barxada insha allah 👏🐴

Kadir NaaniCaptain DeerogaadMoha Shiine CadceedAbdixamiid Thomaska official

Ilahay kuwii guulaysta hanaga dhigo galabta. Awlaadul caasima garoonka halaso camiro 👏🐴  Abdu Kadir Naani Abdixamiid Tho...
25/05/2026

Ilahay kuwii guulaysta hanaga dhigo galabta.
Awlaadul caasima garoonka halaso camiro 👏🐴


Abdu Kadir Naani Abdixamiid Thomaska official Captain Deerogaad Moha Shiine Cadceed

23/05/2026

Nugaal wa horaan, hormuudka iyo jaamacada kubada cagta puntland.

Alxmdulilaah final 🐴Caasimada Garoowe Hambalyo dhamaan shacabka reer nugaleed awlaadul caasima, one more step insha Alla...
21/05/2026

Alxmdulilaah final 🐴Caasimada Garoowe

Hambalyo dhamaan shacabka reer nugaleed awlaadul caasima, one more step insha Allah
Abdu Kadir NaaniMadar Abdiwali

Alx. Barbilow fiican iyo cupkii casimadaha
08/05/2026

Alx. Barbilow fiican iyo cupkii casimadaha

Training Xulkii caasimada
30/03/2026

Training
Xulkii caasimada

24/02/2026

Rapiyow sida aad suuradeena u wanaajisay akhlaaqdeena u wanaaji

Ramadaan cup  🏆Team : All stars 🥅⚽️Somtel+dabashiil 🎫🥇🎬Falcon stadium 🏟️
20/02/2026

Ramadaan cup 🏆

Team : All stars 🥅⚽️

Somtel+dabashiil 🎫🥇🎬

Falcon stadium 🏟️

Kubad baa igu barateene. Bal kaalaya arka anoo dahab qodanaya.    Maantana. K*k
12/02/2026

Kubad baa igu barateene. Bal kaalaya arka anoo dahab qodanaya. Maantana. K*k

Address

Nawaawi
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naani yaa Naani 17 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Naani yaa Naani 17:

Share

Category