18/01/2023
oo lagu naa neeso xiddigan ayaaa lagu bartey go'aaminta xilliyada adag iyo Tawaaaduc soo Jeed Marka ay taagan tahay Kooxda Xiddigan Ayaa mudadii ugu danbeysay Isku badaley Machine ka Goolasha kaasoo soo Jiitey indhaha Caalamka Xiddigan ayaa loo yaqaana mar la arag kaasoo 1000 ki qofba mid isgoo kalaa baa laga hela Xidigaan waxaa u Rajeynayna horrumar balaaran iyo Guulo Badan