Nugaal Sports

Nugaal Sports Waa bogg ka hadla arimaha ciyaaraha iyo dhacdooyinka ka dhaca kubada cagta.

Caasimada Garoowe Champions 🏆
25/05/2026

Caasimada Garoowe Champions 🏆

25/05/2026

Garowe VS Qardho Finalka Tartanka caasimadaha Puntland ee Calmiskaad Cup

Half Time! C. Garowe 0:0 C. QardhoKoobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.Final
25/05/2026

Half Time!
C. Garowe 0:0 C. Qardho
Koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.
Final

Calmiskaad CupFinal Garowe Vs Qardho.
25/05/2026

Calmiskaad Cup

Final

Garowe Vs Qardho.

BOSAASO ELIMINATED ⚽Boosaaso ayaa tartanka kaga hartay heerka Semi Final kadib rigoorayaal adag oo go’aamiyey ciyaarta. ...
22/05/2026

BOSAASO ELIMINATED ⚽

Boosaaso ayaa tartanka kaga hartay heerka Semi Final kadib rigoorayaal adag oo go’aamiyey ciyaarta. 👏

Waxay ahayd ciyaar xiiso leh oo labada dhinac muujiyeen dadaal iyo tartan heer sare ah.

Full Time! Panelty C. Boosaaso 5:6 C. Qardho || Koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.
22/05/2026

Full Time! Panelty C. Boosaaso 5:6 C. Qardho || Koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.

🏆 Tartan walba wuxuu leeyahay casharro iyo waayo-aragnimo cusub.Degmada Dhahar waxay si rasmi ah uga hartay heerka group...
21/05/2026

🏆 Tartan walba wuxuu leeyahay casharro iyo waayo-aragnimo cusub.

Degmada Dhahar waxay si rasmi ah uga hartay heerka group-yada tartanka. Inkastoo safarku halkaan ku dhammaaday, dadaalka iyo ciyaarta wanaagsan waa la xusuusan doonaa. 👏💚

“Kulan walba waa cashar, guulna waa ujeedada.” ⚽🔥

Caasimada Garoowe ayaa usoo gudubtay Finalka Tartanka Calmiskaad Cup ee ka socda Garoonka Shuhadada Ee Magaalada Boosaas...
21/05/2026

Caasimada Garoowe ayaa usoo gudubtay Finalka Tartanka Calmiskaad Cup ee ka socda Garoonka Shuhadada Ee Magaalada Boosaaso.

Finalka waxay sugayaa labada koox ee Caasimada Boosaaso Iyo Caasimada Qardho kii soo baxa

⚽ FULL TIME🔥 Dhahar 0 : 3 Garoowe ⏱️ Nasashada Ciyaarta🏟️ Garoonka Shuhadada – Boosaaso
21/05/2026

⚽ FULL TIME
🔥 Dhahar 0 : 3 Garoowe
⏱️ Nasashada Ciyaarta
🏟️ Garoonka Shuhadada – Boosaaso

HALF-TIME ! C. Dhahar 0:1 C. Garoowe || Koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.
21/05/2026

HALF-TIME ! C. Dhahar 0:1 C. Garoowe || Koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nugaal Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nugaal Sports:

Share

Category