Qaran Fc. Ex.Horseed

Qaran Fc. Ex.Horseed Qaran Football Club Garowe

Kooxda Qaran Fc. Ex.Horseed Heerkeda 4aad Ayaa Furatey Dresss cusub ay isugu Diyaarineyso Sanadka Cusub 2025.Sida Lawada...
23/11/2024

Kooxda Qaran Fc. Ex.Horseed Heerkeda 4aad Ayaa Furatey Dresss cusub ay isugu Diyaarineyso Sanadka Cusub 2025.
Sida Lawada ogyhey kooxda Waa kooxda Ugu wax soo saarka badan dhanka Da' yarta iyadoo ay soosarto da'yar xirfad sareysa leh
Maxaa urajeyneysa jiirkan Cusub ..?

βš”οΈπŸ’€
β˜„οΈβš‘οΈ

Waxa galabty inoo Soo dhamanaya Koopki in muda ah Soo socdey oo ay dhalinyradu xfada ufurnaa kaas oo isugu Soo baxeen la...
06/04/2024

Waxa galabty inoo Soo dhamanaya Koopki in muda ah Soo socdey oo ay dhalinyradu xfada ufurnaa kaas oo isugu Soo baxeen labada koxod o kala ah fc iyo fc
Mxaad urajyneysaa labadan team
#

Sawirdii kulanka furitaanka koobka Ramadan cup Qaran Fc. Ex.Horseed ( AUN maxamed Daahir) ee dhex martey ciyaar xamasad ...
25/03/2024

Sawirdii kulanka furitaanka koobka Ramadan cup Qaran Fc. Ex.Horseed ( AUN maxamed Daahir) ee dhex martey ciyaar xamasad badan labada team ee kla ah
Soogal gabiga fc 3 Vs Harwanag fc 4
Ay guushu kuraacdey


25/03/2024

Alx waxa SI qurxoon inoogu furmey koobkeeni sanadlaha ahaa ee Ramadan cup Qaran Fc. Ex.Horseed (AUN maxamed Daahir) ciyaar aad uxmasad badan Ee labada Team
Soogal gabiga vs Harwanag fc ay guushu kuraacdey



Asc Ramadan Mubarak πŸŒ™Waxaa inoo furmaya koobkeeni Sanadlaha ahaa Ramadan cup Qaran Fc. Ex.Horseed  kaas aan kumaamuseyso...
22/03/2024

Asc Ramadan Mubarak πŸŒ™
Waxaa inoo furmaya koobkeeni Sanadlaha ahaa Ramadan cup Qaran Fc. Ex.Horseed kaas aan kumaamuseyso
AUN ( ) alh unaxariiste
Waxa ino sharaf ah inad Nagala Soo qeyb gashan.


Da.yarta kooxa face weyn ee Qaran Fc. Ex.Horseed Iyo Koobkii Under   Ee laga Furey magalada Garowe Garoonka Mira aware s...
02/03/2024

Da.yarta kooxa face weyn ee Qaran Fc. Ex.Horseed Iyo Koobkii Under Ee laga Furey magalada Garowe Garoonka Mira aware stadium.


   Mid kamida playertii ugu fiicna soo Mara kooxda Haduusan aheyn kan ugu wanaagsan Soo Mara kooxda Qaran Fc. Ex.Horseed...
30/01/2024

Mid kamida playertii ugu fiicna soo Mara kooxda Haduusan aheyn kan ugu wanaagsan Soo Mara kooxda Qaran Fc. Ex.Horseed .
Hadad aragto player kan qaab ciyaaredkisa wuxu Kusooxasuusinaya
Greatest of all Timeβ€’


πŸ”₯🐐

Maanta waxa inoo casuman Da'yar Isku darsadey xirfad iyo Akhlaaq Magacisu waa:       oo logaran ogyhy Patric veira waa m...
06/01/2024

Maanta waxa inoo casuman Da'yar Isku darsadey xirfad iyo Akhlaaq Magacisu waa: oo logaran ogyhy Patric veira waa miisanka Culus +Shactiradii oo Qofa Waxuu ukubad egyhy Thomas party Daganaanta iyo kubad haynta.
Adiga daawanaya buu Ka xishoodsin
●Maxad urajeyn da'yarkan


β˜ β˜„πŸ”₯

Mid kamida da'yarta muhiimka u ah Kooxda        waa iskuxiraha khadka dhexe ilaa weererka. Wuxuu kadheeli dhowr position...
13/11/2023

Mid kamida da'yarta muhiimka u ah Kooxda waa iskuxiraha khadka dhexe ilaa weererka.
Wuxuu kadheeli dhowr position sida Number (6,8,10,7,9) Qaab ciyaaredkisa waxa lagu tilmaama sida waa ciyaal suuqyada kamida kubada cagta gorgorin iyo shaxtiro adiga kubada daawanya buu kaxishoodsinaya,
Maxaad urajeyneysa da.yarkan.


πŸ”₯βš’πŸ’€

Qaar kamida Da'yarta ay academy du soosraty kuwaaso hiba kubadeed oo aad usareysa leh       βš’πŸ’€
13/11/2023

Qaar kamida Da'yarta ay academy du soosraty kuwaaso hiba kubadeed oo aad usareysa leh


βš’πŸ’€

kooxda Qaran Fc. Ex.Horseed ee Heerkeda 4aad oo Kufuratey Guul maliyadeeda cusub. Jiil cusub ayy soosareysa Academyada Q...
09/11/2023

kooxda Qaran Fc. Ex.Horseed ee Heerkeda 4aad oo Kufuratey Guul maliyadeeda cusub. Jiil cusub ayy soosareysa Academyada Qaran


βš’πŸ’€πŸ”₯
Qaran fc (1) vs Italian (0)

Waxa inoogu casuman afartii player ee kasoomuqatey Koopki xafadaha Casumada Garowe iyago matalyy Xaafada Horseed  waana ...
21/10/2023

Waxa inoogu casuman afartii player ee kasoomuqatey Koopki xafadaha Casumada Garowe iyago matalyy Xaafada Horseed waana saamigi ugu badnaa ee Laga xuley Kooxaha xafada Kadhisan Iyago helay Shan(5)Player.
Maxad kaxasusata Kulankan?!



βš’πŸ”₯

Address

Garowe

Telephone

+255906447833

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran Fc. Ex.Horseed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share