18/03/2026
ππ₯ RAMADAAN CUP β FINAL π₯π
Waa la gaaray maalintii ugu dambeysay!
Ciyaarta k**a dambaysta ah ee Koobka Ramadaan β½π
π Fadhisamo FC vs Seeko FC
β° Saacadda: 4:00 PM
π Garoonka: Kaare Stadium
Labada kooxood waxay soo bandhigeen dadaal, karti iyo tartan adag β maanta waa maalintii la kala bixi lahaa π
Yaa qaadi doona koobka? ππ₯
Kaalay oo taageer kooxdaada!